Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masar oo Gaadiid iyo Khubaro dhismo u dirtay Magaalada Qasa

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Masar oo Gaadiid iyo Khubaro dhismo u dirtay Magaalada Qasa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tobaneeyo Gaadiidka waa weyn ee  Cagafcagafyada ah ayaa waxay  ka gudbeen Marinka Rafax, si ay gacan uga haystaan Dib udhiska dhismooyinkii ku burburay dagaalkii Falastiiniyiinta iyo Israa’iil ku dhex maray magaalada Qasa.

Injineero iyo shaqaale dhismo oo ka socda Dalka Masar ayaa gaaray Qasa,  si ay u dejiyaan Naqshadaha dib udhiska ee dhismayaasha ay Diyaaradaha Dagaalka Israa’iil ay baabi’iyeen.

Related posts

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

February 3, 2026
Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

February 3, 2026

Kolonyo Gadiidka Dhismaha ah oo uu Calanka Masaarida ka dul babanayo ayaa ka gudbay Rafax, si ay u bilaabaan dib u dhiska magaalada Qasa iyo Guud ahaan Deegaanada Marinka Qasa ee uu sameeyay burburka baahsan oo ay u geysteen Ciidamada Israa’iil.

Shirkadda Dhismaha ee Milliteriga Masaarida ayaana la siiyey Qandaraadka dib udhiskaasi Qasa, iyadoo Madaxweyne CbdulFataax Al-sissi, uu 5-million oo Dollar ugu deeqaday Dib u dhiska magaalada Qasa.

Previous Post

Maleeshiya ka tirsan Al-Shabaab oo lagu laayay dagaal ka dhacay Gobolka Shabeelaha dhexe

Next Post

FAO oo Digniin ka soo saaray Ayax kusoo wajahan Soomaaliya

Next Post
FAO oo Digniin ka soo saaray Ayax kusoo wajahan Soomaaliya

FAO oo Digniin ka soo saaray Ayax kusoo wajahan Soomaaliya

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

February 3, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

February 3, 2026
0

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo  Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

February 3, 2026
0

Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In