Thursday, May 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dood cilmiyeed ku saabsan saameynta cudurka COVID-19 ku yeeshay Muqdisho oo maanta la qabtay +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Dood cilmiyeed ku saabsan saameynta cudurka COVID-19 ku yeeshay Muqdisho oo maanta la qabtay +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay Madal Caafimaad oo ay soo qaban-qaabisay Agaasinka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowlada Hoose ee Xamar.

Madashaan ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Madax kala gedisan oo ka kala socday Maamulka Gobolka Banaadir, Wasaaradaha Caafimaadka, Maaliyadda, Dhalinyarada & Isboortiga iyo Ganacsiga. Sidoo kale Madaxda Ururada Takhaatiirta, Daneeyayaasha Caafimaadka, Rugta Ganacsiga, Shirkada Hormuud iyo marti sharaf kale.

Related posts

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026
Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

May 21, 2026

Madashaan ayaa waxaa diirada lagu saaray saameynta Caabuqa COVID19 uu ku yeeshay dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada dalka Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Banaadir, dadaaladii lagu bixiyay Wacyigelinta iyo Waxtarka Talaalka Caabuqa COVID19.

Doodaha Caafimaad iyo Khudbadaha ay Madaxda ka jeediyeen Madasha ayaa hoosta lagaga xariiqay in la joogteeyo Madasha Nuucaan oo kale ah si fikradaha iyo talooyinka wax-tarka u leh Caafimaadka dalka la is weydaarsado si loo helo talooyin lagu horumariyo Caafimaadka dalka.

Previous Post

Madaxweynaha Mareykanka uu digniin u direy dhigiisa Russia

Next Post

Xukuumadda oo beenisay warbixinta QM ee ka hadlaysay ku lug lahaanshaha ciidan Soomaaliyeed colaadda Itoobiya +Sawirro

Next Post
Xukuumadda oo beenisay warbixinta QM ee ka hadlaysay ku lug lahaanshaha ciidan Soomaaliyeed colaadda Itoobiya +Sawirro

Xukuumadda oo beenisay warbixinta QM ee ka hadlaysay ku lug lahaanshaha ciidan Soomaaliyeed colaadda Itoobiya +Sawirro

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

May 21, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In