Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda safaaradda Talyaani ee Muqdisho oo booqday xarumaha Radiomuqdisho iyo Telefishinka Qaranka

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda safaaradda Talyaani ee Muqdisho oo booqday xarumaha Radiomuqdisho iyo Telefishinka Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuuliyiin ka socda Cutubka ciidamada Talyaaniga ee taakuleynta iyo wadashaqeynta shacabka oo saaka soo booqday xarunta Radiomuqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa kormeeray qeybaha Warbaahinta.

Masuuliyiintaan ayaa waxaa hogaaminayay Taliyaha Ciidamada Talyaaniga iyo wadashaqeynta shacabka Col Matteo Mineo ayaa waxaa kullan kooban la qaateen agaasimaha Guud ee wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulaahi Xayir Ducaale oo ay wehliyaan agaasimayaasha Radiomuqdisho iyo Telefishinka Qaranka waxaa ay ka wada hadleen hannaanka ugu haboon ee dib loogu soo celin karo xariirka warbaahineed ee u dhaxeeyay labada dal oo ahaa mid aad u qoto  dheer.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Taliyaha iyo agaasimayaasha Radiomuqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee Warbaahinta Dowlada sida Tvga iyo Radiyaha waxaa sido kale ay kormeer ku tageen keydka Baaxadda weyn ee Radiomuqdisho oo ay ku keydsan yihiin xasuus iyo taariikh dheer uu leeyahay daalkeena hooyo waxa sido kale ku jira taariikh ka dhaxeysa labada dowladood ee Soomaaliya iyo Talyaaniga.

Tags: Wafdi ka socda safaaradda Talyaani ee Muqdisho oo booqday xarumaha Radiomuqdisho iyo Telefishinka Qaranka
Previous Post

Howlgalka Qaramada Midoobay oo lagu eedeeyay faragelin ay ku hayaan madax bannaanida Liibiya

Next Post

Guddoomiye Cali Yare oo qaabilay Safiirka Ugandha ufadhiya Soomaaliya

Next Post
Guddoomiye Cali Yare oo qaabilay Safiirka Ugandha ufadhiya Soomaaliya

Guddoomiye Cali Yare oo qaabilay Safiirka Ugandha ufadhiya Soomaaliya

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In