Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgalka Qaramada Midoobay oo lagu eedeeyay faragelin ay ku hayaan madax bannaanida Liibiya

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Howlgalka Qaramada Midoobay oo lagu eedeeyay faragelin ay ku hayaan madax bannaanida Liibiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Hirgalinta iyo Ansixinta Dastuurka Liibiya ayaa howlgalka Qaramada Midoobay waxay ku eedeeyeen inuu jabiyey khariidada waddanka iyo arrimaha madax bannaanida Dalka.
Warqad loo dirtay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Liibiya, aya lagu cadeeyay sida howlgalka Qaramada Midoobay ay xagal daacinayaan hirgalinta dastuurka Liibiya iyo qabashada doorashooyinkii lagu balamay.

Golaha Hirgalinta iyo Ansixinta Dastuurka Liibiya ayaa waxaa la aas-aasay, 17-kii bishii Diseembar ee sanadkii hore, taa oo ay ansixiyeen Madasha Wada-tashiga Siyaasadda Liibiya, Guddigan ayaa ka kooban 17 xubnood oo ay howshooda tahay hirgalinta Dastuurka iyo qabashada doorashooyin ka dhaca dalkaasi.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Marka laga hadlayo carqaladeynta aftida Dastuurka Liibiya, Golaha waxay sheegeen in macluumaadka ay hayaan uu xaqiijinayo in Xaftar uu ku wargaliyay dhammaan hay’adaha caalamiga ah inuu ka soo horjeeda guud ahaanba dajinta dastuurka, sidaana ay ku timid faro galinta howlgalka Qaramada Midoobay .

Previous Post

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo deeq gargaar ah gaarsiisay Magaalada Jowhar “Sawirro”.

Next Post

Wafdi ka socda safaaradda Talyaani ee Muqdisho oo booqday xarumaha Radiomuqdisho iyo Telefishinka Qaranka

Next Post
Wafdi ka socda safaaradda Talyaani ee Muqdisho oo booqday xarumaha Radiomuqdisho iyo Telefishinka Qaranka

Wafdi ka socda safaaradda Talyaani ee Muqdisho oo booqday xarumaha Radiomuqdisho iyo Telefishinka Qaranka

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In