Monday, May 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caddaalada X.F.S oo la kulmay dhalinyarada ku nool magaalada Waajid

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caddaalada X.F.S oo la kulmay dhalinyarada ku nool magaalada Waajid
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhalinyarada ayaa wasiirka la wadaagay in baahida ugu weyn oo ay qabaan ay tahay inay helaan Amaan iyo xarumo ay waxkubartaan si ay jiilka iyaga la mid ah wax u la qaybsadaan, iyaga oo muujiyay in aysan wax niyad jab ah ku hayn caqabada ay kala kulmayaan Maleeshiyada Al-Shabaab.

Wasiirka Caddaalada Soomaaliya  Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa dhalinyarada u sheegay in marnaba ay cabsi galin culeeska argagixisada isaga oo kula dardaarmaya in muhiimada ay saaraan waxbarashada oo fure u ah mustaqbalka qof waliba oo dhalinyara ah.

Related posts

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Akhriso bayaanka Shirka Golaha Wasiirada

May 17, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

May 17, 2026

Sidokale Wasiirka Caddaalada iyo gudoomiyaha degmada waajid  ayaa la kulmay odaasha dhaqanka kulankaas oo  si weyn loogu soo hadal qaaday  caqabadaha haysta shacabka degmada ku nool iyo sidii loogu furi lahaa  wadooyinka u xeran Al -Shabab  si ay u soo laabato   Nolosha iyo hormarka bulshada waajid.

Markiii uu kulankaas soo dhammaaday ayaa waxaa warbaahinta qaranka la hadaly qaar kamid ah odaayaasha dhaqanka ee  kulanka la qaatay wasiirka.

Wasiirka Caddaalada oo maalmahaan ku sugan degmada waajid ayaa kulamo gooni gooni ah la lahaa shacabka iyo maamulka degmada waajid ee gobolka Bakool.

Previous Post

Guddigii loo saaray baaritaanka dilkii Gaalkacyo loogu geystay AUN Sheekh Cali Axmed oo soo bandhigay natiijada baaristooda

Next Post

Qaban qaabada xuska todobaadka maalmaha xorriyadda oo si weyn looga dareemayo dalka

Next Post
Qaban qaabada xuska todobaadka maalmaha xorriyadda oo si weyn looga dareemayo dalka

Qaban qaabada xuska todobaadka maalmaha xorriyadda oo si weyn looga dareemayo dalka

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Akhriso bayaanka Shirka Golaha Wasiirada

May 17, 2026
0

Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

May 17, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka dalka Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka dalka Jabuuti

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In