Tuesday, September 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddigii loo saaray baaritaanka dilkii Gaalkacyo loogu geystay AUN Sheekh Cali Axmed oo soo bandhigay natiijada baaristooda

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
War-Saxafadeed laga soo saaray Wadahadallada Nabadeed ee ka socda Gaalkacyo+Akhriso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddigii loo saaray baaritaanka dilkii Gaalkacyo loogu geystay AUN Sheekh Cali Axmed Faaraxx oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee gobolka ayaa soo bandhigay natiijada baaristooda.

Taariikhdu markey aheyd 11/05/2021 waxaa deegaanka xera Jaalleย  oo hoostaga Degmada Gaalkacyo lagu dilay AUN Sheekh Cali Axmed Faarax waxaana halkaasi baaris u tagay guddi isugu jira saraakiil baarayaal ah oo ka socday xafiiska xeer ilaaliyaha maxkamdda ciidamada qalabka sida iyo hogaanka baarista danbiyada CID, kuwaas oo markii ay tagen goobta cadeymoย  marag muujin ah ka qoray marqaatiyaal iyo dhibanyaal, waxaana si buuxda ugu cadaatay dilka inuu geeystay D/LLE Bol 490ย  Cabdixakiim Cabdisalaan Aaadan (Hindhiso) ka tirsan ciidanka booliska Degmada Gaalkacyo, ayna dilka ku gacan siiyeen 1 Ina Saciid Cabdixidig iyo ina baal Baal, kuwaas oo u baxsaday dhanka degmada Goldogob ee Gaalkacyo Mudug.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026

Markuu arkay guddigu cadeymihii laga qoray marqaatiyaasha, dhibanayaasha, maragmuujinada iyo danbi muujinada la horkeenay guddiga, isla markaana eegay codsigii amarka soo qabashada eedeeysaneย ย  D/LLE Bol 490ย  Cabdixakiim Cabdisalaan Aadan (Hindhiso) ee ku taariikheysnaa 15/06/2021 iyo waarankii maxkamadfu u jartay ee isna ku taariikheysnaa 16/06/2021 Guddiga wuxuu soo saaray

  1. In si deg deg ah hayโ€™addaha amniga ee Puntland iyo Galmudug ay u soo qabtaan eedeeysanayaasha kor ku xusan, iyagoo fulinaya amarkii soo qabashada ee Maxkamada Ciidamad Qalabka Sida, islamarkaana horkeenaan xafiiska xeer ilaaliyaha maxkamada ciidmada Qalabka Sida si caddaalada loo horgeeyo
  2. Haddi eedeeysanayaasha aysan hor imaan, lana soo qaban muddo 2 bilood gudahood ah waxaa xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee C.Q.S ugudbin doonaa Maxkamada C.Q.S galdacwadeedka eedeeysanayaasha, iyadoo loo fariisan doono dacwadooda iyagoo maqane ah lana xukumi doono.
  3. Waxaa sidoo kale guddiga usoo baxay in saraakiisha booliiska Gobalka Mudug iyo xafiiska la dagaallanka argagixisada iyo xuuraanka ciidanka Booliska ay sameeyeen waajib gudasho laโ€™aan la xariirta dhacdadan, waxaana laga qaadi doonaa Tallaabo sharciga waafaqsan.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay in 54 qof oo cusub ay ka bogsoodeen Feyruska Karoona

Next Post

Wasiirka Caddaalada X.F.S oo la kulmay dhalinyarada ku nool magaalada Waajid

Next Post
Wasiirka Caddaalada X.F.S oo la kulmay dhalinyarada ku nool magaalada Waajid

Wasiirka Caddaalada X.F.S oo la kulmay dhalinyarada ku nool magaalada Waajid

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In