Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku dhawaad 100 ka tirsan Gabdhaha ciidanka booliska Puntland oo tababar uga furmay kuliyadda tababarka ee Carmo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ku dhawaad 100 ka tirsan Gabdhaha ciidanka booliska Puntland oo tababar uga furmay kuliyadda tababarka ee Carmo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa maanta tababar socon doona muddo dhawr bilood ah Kuliyadda tababarka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Degmada Carmo ee Gobolka Bari uga furay ku dhawaad 100 gabdhood oo ka tirsan laamaha kala duwan ee ciidamada booliska Puntland.

Gabdhaha ka tirsan ciidamada booliska Puntland ayaa laga soo xulay Gobollada Dowlad Goboleedka Puntland, waxayna noqon doonaan dufcadii 1aad ee loo xareeyo tababar wax badan la filayo inuu ka bedelo xirfadooda iyo Aqoontii ay horey ugu shaqeynayeen.

Related posts

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026

Kabtan Maxamed Axmed Xasan oo ka tirsan saraakiisha xafiiska Taliska guud ee ciidanka Booliska ayaa sheegay tababarkan yahay mid khaas u noqon doona gabdhaha, isla markaana ay xigi doonaan dufcado kale oo Kulliyadda Carmo tababar loogu qaban doono.

Talaabadan ayaa qeyb ka noqonaysa isbedelladda mudooyinkii u dambeeyay lagu sameeynayay hanaanka shaqada hay’addaha amniga gudaha, gaar ahaan ciidamada booliska Puntland.

Previous Post

Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee Gobolka Banaadir oo kormeertay Taalada Daljirka Dahsoon “SAWIRRO”

Next Post

Salaad Cali Jeelle oo Jabuuti uga qeyb-galay shir ay yeesheen wasiirro ka socday dalalka gobolka “SAWIRRO”

Next Post
Salaad Cali Jeelle oo Jabuuti uga qeyb-galay shir ay yeesheen wasiirro ka socday dalalka gobolka “SAWIRRO”

Salaad Cali Jeelle oo Jabuuti uga qeyb-galay shir ay yeesheen wasiirro ka socday dalalka gobolka "SAWIRRO"

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud....

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

July 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

July 23, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In