Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Salaad Cali Jeelle oo Jabuuti uga qeyb-galay shir ay yeesheen wasiirro ka socday dalalka gobolka “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Salaad Cali Jeelle oo Jabuuti uga qeyb-galay shir ay yeesheen wasiirro ka socday dalalka gobolka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Soomaaliya ee dalka Djibouti Salaad Cali Jeelle ayaa ka qeyb-galay shirka wasiirrada maaliyadda ee wadamada Geeska Afrika, waxaa sidoo kale shirkaas ka qeyb-galay mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda maaliyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Shirka ayaa waxa looga hadlayay hormarinta is-dhexgalka ganacsiga ee dalalka Geeska, waxaana si gaar ah diiradda loogu saaray dhismaha wadooyin isaga kala goosha guud ahaan dalalka gobolka.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Si gaar waxaa looga hadlay sidii Geeska Afrika looga hir-gelin lahaa qadad Tareen, oo muhiim u ah fursadaha ganacsi ee gobolka.

Shirkii maanta waxaa uu daba socday shir sanadkii hore lagu qabtay dalka Jabuuti, kaas oo looga hadlay arrimaha is-dhexgalka ganacsiga ee dalalka Geeska Afrika.

Previous Post

Ku dhawaad 100 ka tirsan Gabdhaha ciidanka booliska Puntland oo tababar uga furmay kuliyadda tababarka ee Carmo “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose “SAWIRRO”

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose “SAWIRRO”

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In