Saturday, July 26, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay xuska 1da Luulyo oo ka socota Muqdisho +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
July 1, 2021
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay xuska 1da Luulyo oo ka socota Muqdisho +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad balaaran, oo loogu dabaaldagay xuska kowda Luulyo oo ah maalinta xoriyadda iyo midnimada dalka ayaa lagu qabtay Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalay, Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, raโ€™isuul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, guddoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha shacabka iyo masโ€™uuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda.

Soomaaliya ayaa maanta xusaysa 61 sano guuradii ka soo wareegatay kowda Luulyo 1960, iyadoo munaasabadda suugaan kala duwan ku soo bandhigeen fanaaniinta Soomaaliyeed.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo gaaray Dalka Djibouti

Madaxweynaha JFS oo gaaray Dalka Djibouti

July 26, 2025
Saraakiil ka tirsan Xafiiska hantidhowrka oo ka qalin jabiyey Henley Business School Africa

Saraakiil ka tirsan Xafiiska hantidhowrka oo ka qalin jabiyey Henley Business School Africa

July 26, 2025

Boqolaal kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale, ka qeybgalay xuska maalinta xoriyadda iyo midnimada Soomaaliya.

Previous Post

Amiirka Qatar oo hambalyo u soo direy madaxweynaha Soomaaliya

Next Post

Mareykanka oo Soomaaliya ugu hambalyeeyay xuska maalinta xoriyadda ee 1da Luulyo

Next Post
Mareykanka oo Soomaaliya ugu hambalyeeyay xuska maalinta xoriyadda ee 1da Luulyo

Mareykanka oo Soomaaliya ugu hambalyeeyay xuska maalinta xoriyadda ee 1da Luulyo

Madaxweynaha JFS oo gaaray Dalka Djibouti

Madaxweynaha JFS oo gaaray Dalka Djibouti

July 26, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee...

Saraakiil ka tirsan Xafiiska hantidhowrka oo ka qalin jabiyey Henley Business School Africa

Saraakiil ka tirsan Xafiiska hantidhowrka oo ka qalin jabiyey Henley Business School Africa

July 26, 2025
0

๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‡๐š๐ง๐ญ๐ข๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐‰๐…๐’ waxa uu ku faraxsan yahay qalinjabinta afar xubnood oo ka tirsan Maamulka iyo Agaasinka Xafiiska...

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo si habsami leh uga socota gobolada dalka

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo si habsami leh uga socota gobolada dalka

July 26, 2025
0

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha ayaa si habsami leh uga socota magaalada dhuusamareeb ee xarunta Doad goboleedka Galmudug Muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa isu diiwaangelinaya...

Faransiiska oo ku dhawaaqay inuu aqoonsan doono dowladnimada Falastiin

Faransiiska oo ku dhawaaqay inuu aqoonsan doono dowladnimada Falastiin

July 26, 2025
0

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ka dhawaajiyay, in dowladdiisa ay dhawaan aqoonsan doono dowladnimada Falastiin, taas oo uu horgayn...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In