Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay oo ku dhawaaqday in ay  guuldareysteen wadahadaladii Libya ee ka socday Geneva

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay oo ku dhawaaqday in ay  guuldareysteen wadahadaladii Libya ee ka socday Geneva
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isuduwaha Howlgalka Qaramada Midoobay ee Liibiya, Rizdon Zeninga, ayaa galinkii danbe ee shalay ku dhawaaqay  inuu  guuldareystay wadahadaladii Geneva ugu socday dhinacyada Liibiya ee ku saabsanaa doorashooyinka iyo dastuurka.

Sargaal ka socday Qaramada Midoobay oo ka hadlay Kulankii xiritaanka shirka ayaa sheegay in wadahadalada ay u guul dareysteen tanaasul la’aanta dhinacyada wada xajoodka ka qeybgalay.

Related posts

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026

“Waxaan sii wadi doonnaa inaan la shaqeyno guddigii lagu dhisay is af garadka si aan u diyaarinno xoogta doorashooyinka loona helo madal ay u wada siman yihiin dhamaan dhinacyada Liibiya, si mar kale loo wada hadlo,” ayuu ku yiri Rizdon Zeninga, oo ka hadlayay xiritaanka shirka.

Ergaygii UN-ka u qaabilsanaa shirka ayaa sheegay in wadahadaladii ka socda Geneva oo ay dadka reer Liibiya  ku haminayeen si ay u doortaan madaxweyne iyo baarlamaan uu gabi ahanba guul dareystay, taasi oo uu ku sababeeyay in dhinacyadii ka qeyb galay shirka ay isku afgaran wayeen.

Dalka Liibiya ayaa la dalaa dhacaya saameyntii ka dhalatay iskahorimaadyadii  hubeysanaa ee dalkaasi ka dhacay sanado ka hor, Kuwaa oo ay taageerayeen qaar kamid ah waddamada Carabta iyo kuwa reer galbeedka, si gaar ah maleeshiyada uu hogaamiyo Khalifa Xaftar ayaa si weeyn ula dagaalamay Dowladdii uu Caalamka aqoonsanaa ee lagu dhisay Heshiiska Qaranka.

Previous Post

Press Statement: Jubba Hotel Bombing

Next Post

Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya oo dib loo furay

Next Post
Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya oo dib loo furay

Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya oo dib loo furay

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In