Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ay sameyeen ku dilay horjooge ka tirsan Al-Shabaab

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ay sameyeen ku dilay horjooge ka tirsan Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciiddamada xoogga dalka ayaa xalay degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ay ka fuliyeen howlgal ka dhan maleeshiyada argagixisado Al-Shabaab, kaasi oo ka dhacay degaanka Daarusalaam oo hoos taga degmada Cadale, halkaas oo lagu dilay horjeege sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab.

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusu Raage, ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalka lagu dilay Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdi Suubiye, oo katirsan Horjoogayaasha sare ee Al-shabaab, kaasi oo afgarashadu aheed (Toosoow).

Related posts

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

July 14, 2026
Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

July 14, 2026

Sidoo kale Taliyaha waxaa uu sheegay in howlgalka uu sigar ah uga dhacay degaanka Masaajid Cali Gaduud isla markaana laga gaaray hadafkii laga lahaa, sidoo kalena Ciidamada ay howlgallada sii wadi doonaan.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa beryahii ugu danbeeyay howlgallo kala duwan ka fulinaayay  degaano dhawr ah oo ka tirsan Gobolada dalka, kuwaa oo ay ugu danbeeysay hawlgalladii shalay ka dhacay duleedka Dhuusaareeb, halkaasi oo lagu dilay in ka badan 15 ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Previous Post

Dowlad Goboleedka Puntland oo shaacisay Golaha degaanka Bandar Beyle

Next Post

Jabhadda TPLF oo shuruudo ku xirtay xabad joojintii ay ku dhawaaqday Dowladda Itoobiya

Next Post
Jabhadda TPLF oo shuruudo ku xirtay xabad joojintii ay ku dhawaaqday Dowladda Itoobiya

Jabhadda TPLF oo shuruudo ku xirtay xabad joojintii ay ku dhawaaqday Dowladda Itoobiya

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

July 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Danjire Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, ayaa maanta booqasho tacsi ah ku tegay Safaaradda...

Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

July 14, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa kulammo...

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

July 14, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 14 Luulyo 2026: La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta Xafiiska...

NISA oo Dowlad Deegaanka Soomaalida u gacan gelisay laba eedeysane oo loo haysto dilal

NISA oo Dowlad Deegaanka Soomaalida u gacan gelisay laba eedeysane oo loo haysto dilal

July 14, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa saraakiil ka socotay Dowlad Deegaanka Soomaalida ku wareejiyay laba nin oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In