Friday, July 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo Hobollada Waaberi kula dardaarmay dar-dargelinta waajibaadka shaqo ee loo igmaday “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo Hobollada Waaberi kula dardaarmay dar-dargelinta waajibaadka shaqo ee loo igmaday “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale oo ay wehliyaan qaar ka mid ag Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Warfaafinta ayaa kormeer shaqo ku tegay Golaha Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka ee Tiyaatarka, halkaasi oo ay kula kulmeen Hobolada Qaranka ee Waaberi.

Madaxda Wasaaradda ayaa ugu horeyn warbixin ka dhageystay Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Golaha murtida iyo Madadaalada Maxamed Xasan Barow iyo Maareeyaha Guud ee Golaha Murtida Cabdulqaadir Cabdi Shube, kuwaasi oo u sharxay hanaanka ay u shaqeeyaan.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

July 10, 2026
Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

July 10, 2026

Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo Tababarada Mudane Cabdirixiin Ciise Caddow iyo Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Naasir Xuseen Xasan oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya uu jiri doono isla xisaabtan dhanka shaqada la xiriirto.

Agaasimaha Guud Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa xusay in Hobollada Waaberi looga fadhiyo dar dargelinta waajibaadka shaqo ee hortabinta leh, isagoo intaa ku daray in la sameyn doono Tirakoobka guryihii ay deganaayeen Hobollada Waaberi ee Ex-fiyoore iyo Xamar-bile.

Previous Post

Ciidanka Danab oo raashin u qaybiyay qoysas ku nool tuulo hoostagta Jowhar “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo ka hadlay guulihii laga gaarey howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo ka hadlay guulihii laga gaarey howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo ka hadlay guulihii laga gaarey howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

July 10, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

July 10, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa ciidanka xoogga dalka iyo ciidanka deegaanka ee ku jira dugsiga tababarrada Qoriloow...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026
0

Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In