Friday, May 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo si rasmi ah xariga uga jaray dhismaha taliska qeybta 27-aad

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo si rasmi ah xariga uga jaray dhismaha taliska qeybta 27-aad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muunasabada xarag jarka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Taliyaha Qeybta 27-aad, Taliyaha Cidamada Amisom ,  madax weyn ku xigeenka Hirshaabelle , Xildhibaano iyo maamulka gobolka Hiiraan,  ka degmada Buula burte, odayasha dhaqanka iyo marti shaqaf Kale.

Madxweyne kuxigeynka dowlad gobeledka hirshabeele Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed)  ayaa umahadceliyay Taliyaha Ciidamada Xoogga madama uu Taliska Qeybta 27-aad ugartay in ay ku sii shaqeeyso dagmada Buulo-burte, kaa oo sidokale ka codsaday Taliyaha iyo Ciidanka in cadawga  laga sifeyo deganada hoos yimado dagmada.

Related posts

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 21, 2026
Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026

Ugu dambeyn Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed Gen.Odawaa Yuusuf Raage oo soo xiray munaasabada Xarigjarka Taliska qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in Taliska uu masuul ka noqon doono  dhul aad baaxad weyn, isaga oo Bulshada Degaanka ka codsaday inay lashaqeyan Ciidanka, meesha looga saaro Cadawga ragaadiyay horumarka dadka iyo degaanka ee Al shabaab.

Dagmada Buulo-burte ee gobalka Hiiraan ayaa ka mid  ah dagmooyinka  ugu amniga badan degaanada dowlad gobaleedka Hirshabeele, in kasta oo cadawga ay godomiyeen.

Previous Post

Guddiga doorashooyinka Dowlad gobaleedka  HirShabeelle oo guddoon doortay

Next Post

Militeriga Koonfur Afrika oo la geeyay gobollada ay rabshadaha  ka socdaan

Next Post
Militeriga Koonfur Afrika oo la geeyay gobollada ay rabshadaha  ka socdaan

Militeriga Koonfur Afrika oo la geeyay gobollada ay rabshadaha  ka socdaan

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 21, 2026
0

Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

May 21, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In