Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Wasaaradda Cayaaraha ee Puntland oo qalab isboorti ku wareejisay Maamulka Gobolka Sanaag “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Wasaaradda Cayaaraha ee Puntland oo qalab isboorti ku wareejisay Maamulka Gobolka Sanaag “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowlad gobaleedka  Puntland Mudane Jaamac Faarax Muuse oo uu wehliyo Agaasimah geed ee Wasaradda Axmed Cabdalla Tigaana ayaa qalabka ciyaaraha ku wareejiyey Maamulka Gobolka Sanaag ee Puntland.

Qalabka oo ahaa qalab loogu tala galay Qaarkamida degmoyinka, Tuulooyinka iyo Naadiyada Heerka koowaad ee Gobolka Sanaag, Maamulka heer Gobol oo ay weheliyaan Shaqaalaha Wasaaradda ee Gobolka ayaa loo wakiishay inay gaarsiiyan bahda cayaaraha, waxaana qalabkan kamida kuwo loogu talagalay naadiyada heerka kowaad Gobolka Sanaag.

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Sidoo kale Wasiirka ayaa booqday garoonka Kuubada Cagta degmada Badhan oo hore ay u dhistay Puntland, kaas oo ay soo gaareen burbur roobabkii ka da’ay Gobolka, Wasiirka oo ka hadlaya garoonka ayaa tilmaamay inay bulshada Degmada iyo Maamulkaba ay ka shaqeeyaan dib u habaynta iyo dayactirka garoonka,  Dowladdana doorkeeda ka qaadan doonto dib u dhiska garoonka.

Kulankan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Sanaag, Duqa degmada Badhan, Agaasimaha Waaxda Dhallinyarada, isu duwaha Wasaradda ee gobolka iyo Godomiyaha iyo ku xigeenka dhallinyaradda iyo Ciyaaraha, qaarkamida Xildhibaanada golaha deegaanka, Waxgaradka gobolka, aqoon yahano iyo Qayb kamida Dhallinyarada Ciyaaraha.

Previous Post

Taliye Odawa oo kormeeray fariisimaha ay ciidanka xoogga ku leeyihiin Buula-Burte “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Haweenka oo sheegtay in ay dhameystiri doonaan sharuucda lagu difaacayo xaquuqda dadka Naafada  ah. “SAWIRRO”

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In