Saturday, May 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland oo magacaabay Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan doorashada Xubnaha Aqalka Sare

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland oo magacaabay Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan doorashada Xubnaha Aqalka Sare
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa magacaabay xubnaha guddiga Baarlamaanka u qaabilsanaan doona qabashada doorashada xubnaha Aqalka Sare ka soo gelaya Jubbaland.

Xubnahan oo ka kooban sagaal Xildhibaan ayaa waxaa Warbaahinta u akhriyay Guddoomiyaha Habdhowrka Baarlamaanka Jubbaland Xildhibaan Shukri Weyrax Kaariye oo sheegay in Sagaalka xubnood ay labo ka mid ah yihiin gabdho, waxana ay ka shaqeyn doonaan qabashada doorashada xubnaha Aqalka Sare ka soo gelaya Jubbaland.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

May 16, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

May 16, 2026

Magacyada Xildhibaananda ayaa kala ah:-

  1. Xildhibaan Axmed                        Siraad              Gulicha
  2. Xildhibaan Bashiir                         Axmed            Cumar
  3. Xildhibaan Sheekh                        Maxamed        Cabdisalaan
  4. Xildhibaan Maxamed                    Cabdi               Naasir
  5. Xildhibaan Salaad                         Cumar             Magaanga
  6. Xildhibaan Cabdirisaaq                 Maxamed        Cali (Kalaay)
  7. Xildhibaan Foos                            Cali                 Cabdiraxmaan
  8. Xildhibaan Xuseen                        Xirsi                Axmed iyo
  9. Xildhibaan Sahra                           Ibraahinm        Dable

Doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa lagu wadaa inay dhacdo 25 ka illaa 28 ka bishan, sida ku cadayd jadwalkii shalay ay shaaciyeen guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal.

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Al shabaab kala wareegay fariisamo cusub “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xarigga ka jaray xabsiga dhexe ee Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xarigga ka jaray xabsiga dhexe ee Baydhabo “SAWIRRO”

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xarigga ka jaray xabsiga dhexe ee Baydhabo “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

May 16, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

May 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulankii ugu horeeyay la-qaatay Agaasimayaasha, Maareeyayaasha iyo Lataliyayaasha Wasaaradda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulankii ugu horeeyay la-qaatay Agaasimayaasha, Maareeyayaasha iyo Lataliyayaasha Wasaaradda

May 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud,...

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In