Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Dhuusamareeb iyo wafdi uu hogaaminayo oo kormeer ku tegay deegaan hoostaga Caasimadda Galmudug “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Dhuusamareeb iyo wafdi uu hogaaminayo oo kormeer ku tegay deegaan hoostaga Caasimadda Galmudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kormeerkan oo ku qotomey xoojinta nabadgalyada iyo ogaanshaha baahiyaha bulshadu qabto ee dhinacyada horumarinta adeegyada aas-aasiga ah ee Bulshada ayuu Guddoomiyaha Dhuusamareeb ahna duqa Caasimadda Macalin Cabdiraxmaan Geeda-qorow oo ay wehliyaan Mas’uuliyiin uu ka mid yahay taliyaha ciidanka birmadka Booliska Galmudug ku gaareen deegaanno hoostaga Caasimadda sida Gadoon oo qiyaastii dhowr iyo sodon km ujirta Magaalo madaxda Galmudug.

Mas’uuliyiiinta uu hoggaaminayay guddoomiyaha Caasimadda oo ay soo dhoween waxgaradka deegaanka ayaa bulshada la qaatey kulamo lagu turxaan bixinayay dalabaadka bulshada ee dhameystirka adeegyada deegaankan ka maqan sida biyaha, waxaana kulamadan dadwaynuhu ku dalbadeen in loo suuragaliyo howlgalinta saldhigga Booliska oo hore loogu dhisey isku tashi bulsho.

Related posts

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026

Cabdinaasir Cabdiasiis Qooje Guddoomiyaha Deegaanka Gadoon oo wafdigan soo dhaweeyay ayaa xusay in bulshada deegaanku ay baahi weyn u qabaan helidda adeegyada aas assign u ah.

Taliyaha Ciidanka Birmadka Booliiska Galmudug Captain: Axmed Cabdikariin oo si gaar ah ula hadley waxgaradka deegaanka ayaa uga digey in ay gaashaan u noqdaan dambiilayaasha ay ku raad joogaan Ciidanka Ammaanka.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb oo gunaanadka kulanka ka hadley ayaa xaqiijiyey in juhdiga ugu weyn ay ku bixinayaan nabadgalyada, ayna ka jawaabi doonaan wax ka qabashada baahiyaha ka jirta deegaanka.

Previous Post

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal iyo Guddiga Amniga Doorashooyinka Heer Qaran oo kulmay

Next Post

Howlgallo amniga lagu xaqiijinaayo oo laga sameeyey xaafado ka tirsan degmada Dayniile.

Next Post
Guddoomiye ku xigeenkii Siyaasadda ee degmada Dayniile oo qarax argagixiso lagu dilay.

Howlgallo amniga lagu xaqiijinaayo oo laga sameeyey xaafado ka tirsan degmada Dayniile.

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In