Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Ganacsiga oo tababar u qabatay qaar ka mid ah ganacsiyada yar-yar

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Ganacsiga oo tababar u qabatay qaar ka mid ah ganacsiyada yar-yar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa hay’adda dhinaca iskaashiga u qaabilsan dawladda Jabaan, ayaa maanta si wada-jir ah u qabtay tababar kor looggu qaadayey heerka aqooneed ee qaar ka mid ah ganacsiyada bilowga ah, kuwa yar-yar iyo kuwa dhexe.

Tababarkan oo ku qabsoomay habka fogaan araga ah, ayaa waxa ka qeyb-qaatay saraakiil ka socotay hay’adaha dawladda iyo illaa 25 ka mid shirkadaha gaarka ah oo iskugu jiray kuwa ganacsiyada bilowgaa ah, kuwa yar-yar, kuwa dhexe, xuramaha taageera Ganacsiyada, Bangiyada iyo Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed ku waasi oo halkaas ku qaaday tobabar ahmiyad weyn u leh horumarinta Ganacsiga.

Related posts

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026
Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026

Tababarkan ayaa qeyb ka ahaa mashruuca YEPS oo ay maal-gelinayso hay’adda JICA isla-mar-ahaantaana ay isla wada fulinayaan qaar ka mid ah hay’adaha dawladda ee Soomaaliya. Waxaana Wasaaradda Ganacsiga ka go’an oo ay ku dedaalaysaa siddii Soomaaliya u noqon lahayd meel lagu ganacsan karo oo soo jiidata Ganacsatada iyo Maal-gashadayaaha Caalamka.

Previous Post

Jeneraal Biixi oo shir Guddoomiyay kulan looga hadlay ciribtirka argagixisada “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Degmada Cadale “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Degmada Cadale “SAWIRRO”

Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Degmada Cadale "SAWIRRO"

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha...

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Israa’iil ayaa sheegtay inay gantaal ku weerartay Iiraan, halka sarkaal Mareykan ah uu u sheegay Al Jazeera in Mareykanku...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay bariga gobolka Hiiraan, kaas oo qayb ka...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ayaa martigelisay  Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo xalay lagu qabtay Xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In