Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Tuunis oo is hor-istaag ku sameeyey guddoomiyaha baarlamaanka dalkaas.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Tuunis oo is hor-istaag ku sameeyey guddoomiyaha baarlamaanka dalkaas.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka dalka Tuunis ayaa maanta u diiday guddommiyaha baarlamaanka dalkaas Raashid Ghannouchi iyo xubno kale oo ka mid ah baaralmaanka inay galaan xarunta baarlamaanka dalkaas

Arrintaan ayaa timid kadib markii madaxweynaha dalka Tuunis Qeys Saciid uu xalay xilka ka qaaday ra’iisal awasaarihi dalkaas sidoo kalena joojiyay shaqadii baaralmaanka .

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Guddoomiyaha baarlamaanka Tuunis Raashid Ghannouchi ayaa ku eedeyay madaxweynaha inuu afgenbiyay dastuurkii iyo dimuquraadiyaddii ka jirtay dalka.

Guddoomiyaha ayaa intaas ku daray inaysan jirin wax u ogolaanaya madaxweynaha inuu kala diro baarlamaanka xaalad kasta oo lagu jiro, wuxuuna ballan qaaday in golaha baarlamaanaku sii wadan doono kalfadhiyadiisa.

Previous Post

Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal oo kulan la yeeshay Guddiga Dorashooyinka Jubbaland

Next Post

Mareykanka oo cadeeyay inuu  si wadi doono taageerada Afghanistan uu ka siiyo la dagaalanka Daalibaan

Next Post
Mareykanka oo cadeeyay inuu  si wadi doono taageerada Afghanistan uu ka siiyo la dagaalanka Daalibaan

Mareykanka oo cadeeyay inuu  si wadi doono taageerada Afghanistan uu ka siiyo la dagaalanka Daalibaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In