Monday, September 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha oo booqday xarumo amni oo ku yaala Dalkaas “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha oo booqday xarumo amni oo ku yaala Dalkaas “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjire Cawaale Cali Kullane oo la kulmay madaxa  Jaamacadda Booliska ee dalka shiinaha Ma Jinqi ayaa waxa ay ka wada hadleen, sidii loo xoojin lahaa xiriirka dhanka tababarrada Booliska ee Soomaaliya iyo Shiinaha.

Danjire Cawaale Cali Kullane Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo ay wehliyaan qaar ka mid ah safiirada wadamada caalamka ee ka howlgalaya dalka Shiinaha ayaa booqosho ku tagay xarumo amni iyo kuwa sharciga ee dalka Shiinaha.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

September 20, 2026

Safiirada booqday Jamacadda Booliska Shiinaha, Xarunta dhowrista Sharciga iyo Waaxda Garsoorka amniga guud ee Beijing. ujeedka boqashada oo ah sidii ay safiirada dalalka caalamka u arki lahaayeen sida Shiinaha u ilaaliyaan  sharciga, ugana hortagaan dambiyada kala duwan ee bulshada.

Booqashada oo sidoo kale qayb ka ahaayeen qaar ka mid ah Diblomaasiyiin ka socday hay’adaha dowliga ah ayaa waxa ay kulan la qaateen dhammaan Safiirada. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Guud ee dalka Shiinaha Mudane Wang Xiaohong.

Danjire Cawaale Cali Kulane ayaa kala hadlay mas’uuliyiinta uu halkaas kula kulmay xoojinta xariirka labada dal.

Previous Post

Ra’isul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay guddiga qoonddada haweenka

Next Post

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed oo lagu soo dhaweeyay magaalada Xudur

Next Post
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed oo lagu soo dhaweeyay magaalada Xudur

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed oo lagu soo dhaweeyay magaalada Xudur

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...

MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

September 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay...

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo...

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In