Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo sheegay in Balaayiin dollar ay ku bixiyeen qalabeynta Malateriga Ciraaq

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo sheegay in Balaayiin dollar ay ku bixiyeen qalabeynta Malateriga Ciraaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isbaheysiga uu Mareykanka horkacayo ayaa sheegay in qalabeynta Malateriga wadanka Ciraaq ay ku bixiyeen lacag gaaraya 5 bilyan oo dollar ilaa iyo sannadkii 2014.

Afhayeen u hadlay isbaheysiga ayaa sheegay in todobaadkii hore ay ciidamada Ammmaanka ee  Ciraaq  ay ku bixiyeen 35 bilyan oo dollar.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

Waxaana uu intaasi ku daray in lacagahaasi ay ku bixiyeen tababarida iyo qalabeynta Ciidamada Amniga Ciraaq si dib loogu soo celiyo ammaanka wadankaasi.

Wakaalada wararka Ciraaq ee INA oo soo xiganeysa warka ka soo baxay isbaheysiga uu hogaaminayo mareykanka ayaa sheegtay in waxyaabaha kale ee laga taageeray ciidamada Ciraaq in ay ka mid yihiin isgaarsiinta iyo waliba dhinaca sirdoonka.

Afhayeenka ayaa dhinaca kale sheegay in mareykanka uu sii wadi doono taageerada ay siyaan ciidamada Ciraaq iyadoo dalkaasi ay Askar ka joogaan Mareykanka.

Todobaadkii la soo dhaafay ayaa waxaa sarkaal ka tirsan Malateriga Ciraaq uu sheegay in isbaheysiga caalamiga ah uu ka taageeri doono dhinacyadda tababarada iyo qalabeynta ciidamada.

Previous Post

Xubna ka socda Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo gaaray Baydhabo

Next Post

Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo la kulmay Saraakiisha Amniga goobaha doorashooyinka

Next Post
Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo la kulmay Saraakiisha Amniga goobaha doorashooyinka

Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo la kulmay Saraakiisha Amniga goobaha doorashooyinka

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In