Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Haweenka oo qabatay dood ku saabsan xaqiijinta qoondada Haweenka ee 30%

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Haweenka oo qabatay dood ku saabsan xaqiijinta qoondada Haweenka ee 30%
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya iyo xafiiska Jinsiga iyo Xuquuqul Insaanka ee AMISOM ayaa maanta qabtay, kulan fogaan arag ah oo ay ka qeybgaleen 25 gabdhood oo suxufiyiin ah, kaas oo ku saabsanaa tebinta warbixinada doorashada.

Agaasimaha waaxda Jinsiga ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Marwo Sacdiya Maxamed Nuur, oo kulanka guddoomineysay ayaa sheegtay in gabdhaha wariyeyaasha ah looga baahanyahay in ay sameeyaan doodo ku saabsan doorka haweenka ee siyaasadda, gaar ahaan xaqiijinta qoondada haweenka ee 30%.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

February 19, 2026
Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

February 19, 2026

Sidoo kale, gabdhaha suxufiyiinta waxaa lagu boorineyaa in ay sameeyaan barnaamijyo gaar ah, oo ka hadlaya xadgudubyada ka dhanka xuquuqda Aadanaha ee dhaca, inta doorashada socoto, si gaar ah caqabadaha haweenka soo wajaha xilliga doorashada Baarlamaanka.

Kulanka ayaa qeyb ka ah, ololaha Wasaaradda Haweenka ugu jirto, sidii loo ilaalin lahaa qoonddada haweenka ee 30% oo ay ku leeyihiin labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Previous Post

Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Uganda oo doortay guddoomiye cusub “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil xigeen ka qalin-jabiyey dugsiga tababarka Ciidammada ee TurkSom “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil xigeen ka qalin-jabiyey dugsiga tababarka Ciidammada ee TurkSom “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil xigeen ka qalin-jabiyey dugsiga tababarka Ciidammada ee TurkSom “SAWIRRO”

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan miro-dhal ah la...

Wasiirka  Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc ballaaran oo cunto qeybin ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc ballaaran oo cunto qeybin ah

February 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr. Abdalla...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In