Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu soo bandhigayay Buug laga qoray COVID-19 oo lagu qabtay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu soo bandhigayay buug laga qoray Cudurka dunida halakeyay ee COVID-19 ayaa lagu qabtay magalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Buugan uu qoray Sheekh Maxamed Odawaa Xirsi oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayuu kaga hadlay dhinacyo badan oo ka mid ah Caabuqa COVID-19, ayadoo uu ku qornaa luuqadda Carabiga .

Related posts

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

Ugu horeyn waxaa goobta buugan lagu soo bandhigayay ka hadlay Sheekh Maxamed Odawaa Xirsi oo ah qoraaga buugan ayaa sheegay in buugan uu ka koobanyahay qeybo kala duwan.

“Waxaan galiyay waqti curinta iyo soo saaridda buugaan, waxaana uu isugu jiraa qaybo kala duwan oo aan uga hadlayo qatarta cudurka iyo sida looga hortagi karo” ayuu Yiri Sheekh Maxamed.

Qaar ka mid ah martidii ka qayb gashay madasha oo goobta ka hadashay ayaa dhankoda ku amaanay Sheekh Maxamed qorista buugan.

Previous Post

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo shaaciyay jadwalka doorashada Aqalka Sare

Next Post

Wasaaradda Gargaarka XFS iyo kuwa Dowlad Goboleedyada oo walaac ka muujiyay Xaaladda Beni’aadanimo ee dalka

Next Post
Wasaaradda Gargaarka XFS iyo kuwa Dowlad Goboleedyada oo walaac ka muujiyay Xaaladda Beni’aadanimo ee dalka

Wasaaradda Gargaarka XFS iyo kuwa Dowlad Goboleedyada oo walaac ka muujiyay Xaaladda Beni’aadanimo ee dalka

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In