Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo hambalyo u diray Xildhibaannada Aqalka Sare ee lagu doortay Baydhabo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo hambalyo u diray Xildhibaannada Aqalka Sare ee lagu doortay Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Aqalka Sare ee doorashooda maanta ahayd magaalada Baydhabo, isagoo bogaadiyay cidkasta oo kaalin ka geysatay doorashadii ka qabsoontay Baydhabo.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa u mahadceliyay guddiyada doorashada, guddoonka iyo Xildhibaannada Koonfur Galbeed sida hagaagsan ee ay u dhacday doorashada.

Related posts

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

July 14, 2026
NISA oo Dowlad Deegaanka Soomaalida u gacan gelisay laba eedeysane oo loo haysto dilal

NISA oo Dowlad Deegaanka Soomaalida u gacan gelisay laba eedeysane oo loo haysto dilal

July 14, 2026

“Alle weyne ayaa mahad oodhan usugnaatay,  Waxaan u hambalayaynayaa Xildhibaannada cusub ee maanta loo doortay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Deeganada Koonfur Galbeed” ayuu yiri Madaxweyne Koonfur Galbeed oo hadalkiisa ku daray “Waxaan u mahad celinayaa dhamaan guddiyada Doorashooyinka, Guddoonka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo dhamaan cid walba oo kaalin ku lahayd qabsoomida dorashooyinkan”..

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo hambalyo u diray ciidamada qalabka sida ee guulaha ka gaaray howlgallada lagu baacsanayo argagixisada

Next Post

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Xildhibaannada Aqalka Sare ee maanta la doortay

Next Post
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo hambalyo u diray Xildhibaannada Aqalka Sare ee lagu doortay Baydhabo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Xildhibaannada Aqalka Sare ee maanta la doortay

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

July 14, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 14 Luulyo 2026: La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta Xafiiska...

NISA oo Dowlad Deegaanka Soomaalida u gacan gelisay laba eedeysane oo loo haysto dilal

NISA oo Dowlad Deegaanka Soomaalida u gacan gelisay laba eedeysane oo loo haysto dilal

July 14, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa saraakiil ka socotay Dowlad Deegaanka Soomaalida ku wareejiyay laba nin oo ku...

42 ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay duqeymo ka dhacay deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

42 ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay duqeymo ka dhacay deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

July 14, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay fiidkii duqeymo ka fuliyay deegaanka Goobo, oo qiyaastii 10...

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka XDS, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska Leyli Saraakiisha iyo Leyli saraakiil Xigeennada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In