Tuesday, August 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Musharrax Madaxweyne Cabdikariin Guuleed oo hambalyo u diray Xildhibaannada Aqalka Sare ee laga soo doortay Koonfur Galbeed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo hambalyo u diray Xildhibaannada Aqalka Sare ee lagu doortay Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Musharrax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Aqalka Sare ee laga soo doortay Koonfur galbeed,  isagoo ku amanay Maamulka Koonfur Galbeed in uu soo saaro Gabdho ka mid noqday Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare.

Mudane Cabdikariin Guuleed ayaa sheegay in tani ay tahay tallaabo horey loogu qaaday dhanka habsami u socodka doorashooyinka Qaranka.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026

“Hambalyo dhamaan xubnaha Aqalka Sare ee uu maanta soo doortay Baarlamaanka Koofur Galbeed, si ay oga mid noqdaan baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

  1. Zamzam Ibrahim Ali
  2. Ayan Adam Abdullaahi
  3. Adam Abdinasir Mohamed.
  4. Dr. Hussein Mohamed Dahir
  5. Mohamud Mohamed Abdinur

Maamulka Koofur Galbeed waxuu ku amaanan yahay inuu noqday maamulkii ugu horeeyay ee soo saara senatoro gabdha ah, asagoo dhowraya qoondaha haweenka.

Waana talaabo horay loogu qaaday taaba galinta habsami u socodka doorashooyinka Qaranka”. Ayuu yiri Musharrax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Previous Post

Guddiga doorashada Heer Dowlad Goboleed Puntland oo warqad codsi ah u diray Madaxweynaha Maamulkaas

Next Post

Guddiga Hirgelinta doorashada Heer Federaal oo soo dhaweeyay natiijada doorashadii Aqalka Sare ee lagu qabtay Baydhabo

Next Post
Guddiga Hirgelinta doorashada Heer Federaal oo soo dhaweeyay natiijada doorashadii Aqalka Sare ee lagu qabtay Baydhabo

Guddiga Hirgelinta doorashada Heer Federaal oo soo dhaweeyay natiijada doorashadii Aqalka Sare ee lagu qabtay Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay Mudane George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026
0

Muqdisho ayaa goordhow martigelin doonta Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb geli doonaan mas'uuliyiin ka tirsan...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

August 3, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In