Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayey ku dhiirigelinta Dumarka barashada farsamada Gacanta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayey ku dhiirigelinta Dumarka barashada farsamada Gacanta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo u jeedkeedu ahaa qaabka gabdhaha loogu dhiirigelin karo inay bartaan, heer fiicana ka gaaraan barashada farsamada gacanta qeybaheeda kala duwan sida korontada, makaanikada, dhismaha iyo soolarka ayaa waxaa goob joog ka ahaa maamulka xarunta farsamada gacanta Xayle Bariise, Masuuliyiin ka kala socotay qaar ka mida Wasaaradaha Xukuumadda, Maamulka gobolka Banaadir iyo marti sharaf kale.

Maamulaha Xaruunta horumarinta Farsamada gacanta ee Xayle Bariise Cabdiraxiin Xayle Bariise ayaa xusay inuu hadafkoodu yahay inay soo saaran gabdho aqoon buuxda u leh qeybaha kala duwan ee farsamada gacanta, wuxuuna dhinaca kale ballanqaaday inay labaatan gabdhood siin doonaan waxbrasho lacag la’aan ah.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Injineerada kala ah Sowdo Xuseen Suudi, Shukri Cabduqaadir Salaad iyo Caa’isha Xasan oo ka mid ah gabdha ka aflaxay xaruunta Xayle Bariise hadana ku shaqeytsa xirfadaha ay barteen ayaa gabdhaha kula taliyay inay bartaan farsamada gacanta oo ay tilmaameen inay iyagu ku faa’iideen.

Agaasimaha Waaxda Farsamada Gacanta ee Gobolka Banaadir Cabdicasiis Muqtaar Cali iyo Agaasimaha Waaxda canshuuraha ee Gobolka Banaadir Ayaan Cabdi Maxamuud ayaa xusay inay ka shaqeyn doonaan sidii ay u garab istaagi lahaayeyn gabdhaha ka guul gaara barashada farsamada gacanta.

Xarunta horumarinta Farsamada gacanta ee Xayle Bariise ayaa sanad walba soo saarta kaadiriin farsamo oo isugu jira gabdho iyo wiilaal, kuwaas oo  ku shaqeyta xirfadaha ay barteyn oo kala ah korontada, makaanikada, dhismaha, soolarka iyo qeybaha kala duwan ee farsamada gacanta la xiriirto.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo Kulan Qado Sharaf ah kula qaatay Madaxtooyada Isimada Puntland “SAWIRRO”

Next Post

Guddiga Baarlamaanka Galmudug u qaabilsan doorashada Aqalka Sare oo doortay Guddoon cusub

Next Post
Guddiga Baarlamaanka Galmudug u qaabilsan doorashada Aqalka Sare oo doortay Guddoon cusub

Guddiga Baarlamaanka Galmudug u qaabilsan doorashada Aqalka Sare oo doortay Guddoon cusub

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In