Friday, June 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Baarlamaanka Galmudug u qaabilsan doorashada Aqalka Sare oo doortay Guddoon cusub

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga Baarlamaanka Galmudug u qaabilsan doorashada Aqalka Sare oo doortay Guddoon cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankii ugu horeeyey oo ay yeeshaan Xubnaha Guddiga Doorashoyinka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Galmudug ayaa doortay Gudoon cusub oo inta doorashada Aqalka Sare socoto shaqada hogaamin doono.

Guddiga ayaa cod gacan taag ah Guddoomiye ugu doortay Cabdiwahaab Maxamed Axmed, halka guddoomiye ku-xigeenka loo doortay Cabdirixiin Axmed Cigaal, sidoo kale xoghayaha Guddiga ayaa noqday Xildhibaan Yaasiin Maxamed Cabdiraxman.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Guddiga Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug ee uu magacaabay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa diyaarin doona qabashada doorashada Aqalka Sare, iyagoo la shaqeynaya guddiga doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug

Previous Post

Kulan looga hadlayey ku dhiirigelinta Dumarka barashada farsamada Gacanta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Jeneraal Biixi “Qorshaheena 2aad waxa uu yahay oo aan ku wajahanahay in aan cadowga ka sifeyno Xarardheere”

Next Post
Jeneraal Biixi “Qorshaheena 2aad waxa uu yahay oo aan ku wajahanahay in aan cadowga ka sifeyno Xarardheere”

Jeneraal Biixi "Qorshaheena 2aad waxa uu yahay oo aan ku wajahanahay in aan cadowga ka sifeyno Xarardheere"

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In