Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxwaynaha Galmudug oo ka qeybgalay shir looga hadlayay dhawrista Deegaanka

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Madaxwaynaha Galmudug oo ka qeybgalay shir looga hadlayay dhawrista Deegaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwaynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka daah furay shirweyne ku saabsan arrimaha Deegaanka gaar ahaan dhaqan gelinta Sharciga Maareynta Deegaanka Galmudug oo  dhawaan Wasaarada Deegaanka, Isbadalka Cimilada iyo Horumarinta Reer Miyiga Galmudug soo saartay, islamarkaana ay meel mariyeen labada gole  ee fulinta iyo Baarlamaanka, uuna saxiixay Madaxweynaha Galmudug.

Shirkan oo maanta looga hadley dhibaatada lagu hayo dhirta iyo duurjoogta ayaa lagu sheegay in dhaqangalinta sharciga cusub uu joojin doono dabar-goynta lagu hayo deegaanka, iyadoo laga shaqeysiinayo hey’addaha amniga iyo laamaha cadaalada ee fulin lahaa sharcigan iyo shuruucda kale sida daah furka shirka lagu sheegay.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Ugu dambeyn Madaxwaynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor oo u mahad celiyay Mas’uuliyiinta Wasaaradda deegaanka, isbadalka Cimilada iyo hormarinta reer miyiga Galmudug ayaa cadeeyay in dhaqangalinta sharciga deegaanka uu gacmaha qaban doono kuwa xaalufinta kuhaya dhirta iyo daaqa.

Previous Post

Xiisada Siyaasadeed oo ka taagan Malaysia

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar “SAWIRRO”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In