Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada amniga oo howlgallo Nabadgelyada lagu xoojinayo ka sameeyay Beladweyne “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada amniga oo howlgallo Nabadgelyada lagu xoojinayo ka sameeyay Beladweyne “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada ammaanka ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka bilaabay xaafadaha kala duwan ee degmada Beladweyne iyo deegaannada ku xeeran magaalada si loo xoojiyo Nabadgelyada magaalada.

Ciidamadaan oo isgu jiro Xoogga Daka Soomaaliya, NISA iyo  kuwo booliska ayaa ujeedka holgalkooda lagu sheegay inay tahay mid ay ku adkeynayaan Nabadgelyada magaalada Beladweyne, maadaama dhawaan halkaasi marti gelineyso doorashada.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

April 16, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Hirshabeelle Xasan Maxamed Ibraahim  iyo Taliyaha  Guudad 5aad Qeybta 27aad Maxamuud Xasan Ibraahin Baakay oo si wada jir ah uga hadlay muhiimadda howlaha xasilinta magaalada Beladweyne ayaa carabka ku adkeeyay in tani ay qeyb ka tahay xaqiijinta amniga, isla markaana ay ka hortagaan waxkasta oo carqaladeynaya Nabadgelyada.

Saraakiishan isugu jirta Boliiska, Millitariga iyo nabad sugidda ayaa dar-daaran buuxa siisay Ciidamada kala duwan ee loo diyaariyay xaqiijinta ammaanka guud iyo goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka, waxanay fareen inay soo dhoweystaan bulshada si ay xogta ula wadaagaan.

Previous Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed  oo soo gaaray Magaalada Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Mas’uulayiin ka socda Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo gaaray magaalada Jowhar

Next Post
Mas’uulayiin ka socda Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo gaaray magaalada Jowhar

Mas’uulayiin ka socda Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo gaaray magaalada Jowhar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

April 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dolmabahçe ee magaalada Istanbul waxa uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026
0

War-saxaafadeed: Ansixinta Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa (NACS - 2026–2030).  

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

April 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku...

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

April 16, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka yaa gurmad biyo Dhaamin ah u sameeyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhanaane ee duleedka Degmada Marka oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In