Saturday, February 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Beeraha oo qalab ku wareejiyay qaar ka mid ah Maamul Goboleedyada dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Beeraha oo qalab ku wareejiyay qaar ka mid ah Maamul Goboleedyada dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Midowga Yurub iyo hay’adda FAO ayaa qalab loogu talogalay beeraleyda ku wareejisay qaar ka mid ah maamul goboleedyada dalka.

Qalab  isugu jira Baabuur, mootootin iyo cagaf cagaf loogu talogalay In lagu taageero beeraleyda ayey Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaliya ku wareejisay Wasiirada Beeraha ee Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Jubbaland si loogu horumariyo beeraleyda Soomaaliyeed oo aad uga baahan si ay u kordhiyaan wax soo saarkooda.

Related posts

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026
Safaaradda JFS ee dalka Tanzania oo dhawaan xarig jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka safiirka

Safaaradda JFS ee dalka Tanzania oo dhawaan xarig jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka safiirka

February 7, 2026

Barnaamijkan oo ah wejiga labaad ee mashruuca horumarinta silsiladda qiimaha Beeraha oo ay maalgelisay Midowga Yurub, isla markaana ay fulisay FAO ayaa hadafkiisu yahay horumarinta iyo garab istaaga beeraleyda iyo kordhinta wax soo saarka dalka.

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa xusay in la wareegida qalabkan ay qeyb ka tahay mashaariic la xiriira oo lagu horumarinayo Beeraha.

Wasiirada Beeraha Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa dhankooda ka mahadceliyay qalabka la guddoonsiiyay oo ay  tilmaameen in ay gaarsiin doonaan Beeraleyda ugu haboon.

Mudane Saciid Xuseen Ciid Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ugu dambeyn qalabka ku waraajiyay xubnaha ka socday maamul goboleedyada ayaa ku booriyay Inay uga faa’iideeyaan Beeraleyda si wax soo saarkooda loogu horumariyo.

Previous Post

Somali marks 10th anniversary of its Turkish diplomatic relation

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay “SAWIRRO”

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa ku biirtay dhoolatus ballaaran oo ay wadajir u sameynayaan ciidamada badda dalal dhowr ah, kaas oo ujeeddadiisu...

Safaaradda JFS ee dalka Tanzania oo dhawaan xarig jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka safiirka

Safaaradda JFS ee dalka Tanzania oo dhawaan xarig jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka safiirka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(TANZANIA):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania ayaa dhowaan xarigga ka jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka Safiirka, taas...

Madaxweynaha JFS oo si diirran loogu soo dhaweeyay dalka Qatar

Madaxweynaha JFS oo si diirran loogu soo dhaweeyay dalka Qatar

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(QATAR):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doha ee Caasimadda dalka...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si qoto dheer ula wadaagaysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan murugada ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In