Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Raโiisul Wasaare Mohamed Hussein Roble ayaa ka furmay Muqdisho, waxaana Ka soo qeybgalay madaxda maamul goboleedyada dalka, kaasoo looga hadlayo dardargelinta howlaha doorashooyinka, diyaarinta habraacyada doorashada Golaha Shacabka , raadinta dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka ee aan weli soo xeroonin iyo sidii horey loogu wadi lahaa doorashooyinka dalka ka bilowday.
๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ ๐๐๐๐ซ๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐, ๐๐๐๐ข๐ ๐u๐ฅ๐๐ง ๐๐ฒ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ง ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐๐
Hayโadda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta dib-u-eegista 4-aad ee barnaamijka wada-shaqaynta ah ee ay la leedahay Dowladda...