Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble ayaa ka furmay Muqdisho, waxaana Ka soo qeybgalay madaxda maamul goboleedyada dalka, kaasoo looga hadlayo dardargelinta howlaha doorashooyinka, diyaarinta habraacyada doorashada Golaha Shacabka , raadinta dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka ee aan weli soo xeroonin iyo sidii horey loogu wadi lahaa doorashooyinka dalka ka bilowday.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...





















