Saturday, September 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda gobolka Galgaduud  oo xukun ku ridday Nin lagu soo eedeeyay Kufsi iyo afduub

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda gobolka Galgaduud  oo xukun ku ridday Nin lagu soo eedeeyay Kufsi iyo afduub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta lasoo gaban gabeeyay  fadhiyo dhowr ah oo ay maxkamada  Gobolka Galgaduud ka yeelatey dhageysiga dacwad ciqaabeed loo heystay Maxamed Cabdi dhoore, oo ay Maxkamaddu gobalka Galmudug kusoo eedeeysay kufsi iyo Af-duub uu ka geeystay Deegaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud 19-8-2021, falkaasi uu kula kacay Gabar 6-sano jir aheed isla markaana uu u geeystay dhaawac xoog leh.

Cabdixakiin Maxamed Xirsi, xeer-ilaaliye kuxigeenka Maxkamadda gobalka Galmudug ayaa fadhiyada kala dambeeyay ee maxkamada  kusoo bandhigey qiraal laga qoray eedeysanaha iyo cadaymo kale oo muujinayay sida falku u dhacay oo ay ka mid yihiin warqada dhaqtarka, dharkiii gabadhu xirneyd iyo sawirada goobta oo dhamaantood xeer ilaalintu dalbatay in loo cuskado ciqaabta la marsiinayo eedeysanaha.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Dhanka kale Axmed Salaad Kullane, Garsooraha Maxkamada gobolka oo dhageystay darafka kale ee dacwada ayaa ka codsaday Maxkamadda iyadoo la eegayo qiraalka eedeysanaha in la qafiifiso ciqaabta uu wajahi karo, waxuuna xiritaankii fadhiga Maxkamadda kaga dhawaaqay xukun dhan 5-sano xabsi ah iyo bixinta labo halaad oo Maxkamadu sheegtay in ay noqonayaan dhiiga Gabadha.

Previous Post

“Home of Somali Poetry” initiative launches with Somali Poetry Archive and Somali Poetry Awards

Next Post

Maxaa laga dhaxlay Qabsashadii iyo ka bixitaankii Ciidamada Mareykanka ee Afgaanistaan? (Maqaal)

Next Post
Maxaa laga dhaxlay Qabsashadii iyo ka bixitaankii Ciidamada Mareykanka ee Afgaanistaan? (Maqaal)

Maxaa laga dhaxlay Qabsashadii iyo ka bixitaankii Ciidamada Mareykanka ee Afgaanistaan? (Maqaal)

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In