Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Maxbuuskii  lagu qabtay  Muqdisho dagaalkii Ciidamada mareykanka 1993 oo isku sharaxay Senator dalka Mareykanka

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Maxbuuskii  lagu qabtay  Muqdisho dagaalkii Ciidamada mareykanka 1993 oo isku sharaxay Senator dalka Mareykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026

Maxbuus kii dagaal ee  Mike Durant oo ka mid ahaa Ciidamadii ka soo dagaalamay Soomaaliya sanadii 1993 ayaa ka fakaraya in ay suuragal tahay  in uu isku sharaxo in uu ka mid  noqdo  Xildhibaannada Aqalka  saree e dalka Maraykanka, asagoo ka soo gali-doona dowlad Gobleedka  Alabama’s.

Mike Durant ayaa  waday diyaaradii Helikobtarkii lagu magacaabi jiray  Black Hawk oo ku qaraxday kaddib,markii lagu dhufty Qoriga RPG, taas oo keentay in uu gacanta u galo Maleeshiyadii Soomaalida  ee la dagaalamay Ciidamadii Maraykanka.

Ciidamadii uu gacanta u galay ayaa haystay muddo 11 bari ah, iyadoo markii danbana la siidaayey.

Sargaalkaan ayaa marka uu ka fariistay Shaqadii Ciidanka, noqday Xubin aad u firfircoon oo Kaalin fiican kuleh Siyaasadda dalka Maraykanka, wuxuuna si firfircoon uga qayb-qaatay Olalihii doorashadii George W. Bush 2004.

Mr, Durant ayaa Taarikhdiisa Militry ka mid tahay sheekooyinka ugu caansan dalka Maraykanka, isagoo Olelihiisa saldhig uga dhigay, doorashada Mr Mike Durant ayaa waxay dib-u soo noolayn kartaa  Muuqaaladii iyo Dhacdooyinkii ka dhacay magaalada Muqdisho sanadku markuu ahaa 1993.

Previous Post

Wasiir kuxigeenka maliyada X.F.S oo ka qeeyb galay madasha wada tashiga Dhaqaalaha iyo Arimaha bulshada

Next Post

Madaxweynaha ku-xigeenka Hirshabeelle oo lagu soo dhoweeyay Jowhar

Next Post
Madaxweynaha ku-xigeenka Hirshabeelle oo lagu soo dhoweeyay Jowhar

Madaxweynaha ku-xigeenka Hirshabeelle oo lagu soo dhoweeyay Jowhar

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

July 11, 2026
0

Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In