Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaruunta Farsamada gacanta Xayle Bariise iyo Jaamacadda SIU oo kala saxiixday heshiis

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Xaruunta Farsamada gacanta Xayle Bariise iyo Jaamacadda SIU oo kala saxiixday heshiis
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuuliyiinta Xaruunta Farsamada gacanta ee Xayle Bariise ayaa heshiis iskaashi oo ku saabsan Tababarida ardayda Kuliyadda Injineerinka la saxiixday Jaamacadda SIU.

Heshiiksa iskaashi ee maanta dhexmaray masuuliyiinta Xaruunta horumarinta Farsamada gacanta ee Xayle Bariise iyo Jaamacada SIU ayaa saldhig u noqon doona Tababarida ardyda kuliyadda Injineerinka si loo dhiso tayo ahaan iyo xirfad ahaan, islamarkaana ay muddo sanad ah fursad u helaan inay baraatiko ku qaataan Xaruunta Xayle Bariise, taas oo muhiim u ah aqoontooda iyo cilmiga Injineerinka oo ay hada qaab Qoraal ahaan u bartaan.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Munaasabada oo ay ka qeeyb galeen Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Waxbarashada, Maamulka Gobolka Banaadir, rugta ganacsiga iyo aqoonyahano ayaa waxay ka hadleenmuhiimada heshiiskan iyo sida ay lagama maarmaan u tahay In la horumariyo xirfadaha farsamada gacanta.

Ku simaha Gudoomiyaha Jaamacadda SIU Maxamed Yuusuf Sheekh Cumar, ayaa xusay in heshiiskan uu muhiimad weyn u leeyahay ardayda islamarkaana uu horseedi doono sidii ay u horumarin lahaayeyn xirfadooda taas oo u sahli doonta inay si fudud ku helaan shaqooyin.

Maamulaha Xaruunta horumarinta Farsamada gacanta ee Xayle Bariise Cabdiraxiin Xayle Bariise- ayaa xusay inay ku faraxsanyihiin in xirfada farsamada gacanta loo arko wax muhiim ah oo lagu horumarin karo dalka, wuxuuna dhinaca kale ballanqaaday inay ka shaqeyn doonaan sidii ay ardayda u heli lahaayeyn aqoon tayo leh oo ay ku faaiidi doonaan.

Agaasimaha Tacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Ismaaciil Yuusuf Cismaan Ayaa dhalinyarada kula taliyay inay ka faaiideystaan fursadan oo uu sheegay inay dalka wax badan kusoo kurdhin doonto.

Saxiixa heshiiska kadib Masuuliyiinta kala duwan ee ka qeyb galay munaasabada ayaa kormeeray qeybaha Kala duwan ee xaruunta farsamada gacanta ee Xayle Bariise iyagoo u kuurgalay qaabka ay waxbarashadu u socoto.

Previous Post

Shir looga hadlayo maareynta biyaha oo maanta Muqdisho ka furmay +Sawirro

Next Post

Madexweynaha Puntland oo xarigga ka jaray Garoonka kubadda Cagta Cawaale Stadium “SAWIRRO”

Next Post
Madexweynaha Puntland oo xarigga ka jaray Garoonka kubadda Cagta Cawaale Stadium “SAWIRRO”

Madexweynaha Puntland oo xarigga ka jaray Garoonka kubadda Cagta Cawaale Stadium "SAWIRRO"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In