Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa ka qeybgalay kulan gaar ah oo u dhaxeeya Golaha Wadatashiga Qaran, Kaas oo ku dhacay aalada Zoomka kulanka ayaa waxaa diirada lagu saarayay arrimaha Doorashooyinka Dalka.
Kulanka ayaa waxaa Shir guddoominayay Ra’iisul wasaaraha Dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxaana qeyb ka ahaaย madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalksย Soomaaliya.