Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Magaalada Dhuusamareeb oo lagu soo dhaweeyay guddoomiye ku-xigeenka xiriirka kubbada Cagta Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Magaalada Dhuusamareeb oo lagu soo dhaweeyay guddoomiye ku-xigeenka xiriirka kubbada Cagta Soomaaliyeed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug oo uu ka socdo qaban qabaada qabsoomida horyaalka degmooyinka Galmudug oo lafilayo in Sanadkaan ay ka qeyb galaan ilaa 7-degmo oo Ciyaartooydooda soo gaareen Caasimada.

Waxaa maanta soo dhaweeyn loo sameeyay guddoomiye ku-xigeenka xiriirka kubbada cagta Soomaaliyeed, Mudane Cali Cabdi Maxamwd Caliย  oo ku biiraya wafdi isla xiriirka ka socda oo hore u soo gaarey Dhuusamareeb kuwaas oo haatan ku howlan tababarida Macalimiinta iyo garsoorayaasha qeybta ka noqonaya maamulida horyaalka Galmudug.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026

Mudane Maxamed Nuur Maxamed guddoomiyaha ururka Ciyaaraha Dhuusamareeb ayaa ugu horreyn soo dhaweeyay guddoomiye ku-xigeenka xiriirka kubbada cagta Soomaaliya.

Madane Xasan Axmed shire, guddoomiyaha xiriirka kubbada cagta Galmudug oo dhankiisa xusey howlaha looga fadhiyo Madaxda xiriirka kubbada Cagta Soomaaliyeed ayaa u mahadceliyay howlaha ilaa iyo haatan lagu guuleestay ee iskaashiga labada xiriir.

Ugu dambeyn guddoomiye ku-xigeenka xiriirka kubbada cagta Soomaaliyeed, Cali Cabdi Maxamed Cali shiineย  ayaa bahda sports-ka Galmudug kaga mahad celiyay soo dhaweyntooda.

Previous Post

Shir dhaqaale loogu uruurinayo dalka Afghanistan oo ka dhacaya magaalada Geneva.

Next Post

duqa Caasimadda oo kulan gaar ah la qaatay Madaxda xarumaha lagu daryeelo Carruurta Agoonta ah “SAWIRRO”

Next Post
duqa Caasimadda oo kulan gaar ah la qaatay Madaxda xarumaha lagu daryeelo Carruurta Agoonta ah “SAWIRRO”

duqa Caasimadda oo kulan gaar ah la qaatay Madaxda xarumaha lagu daryeelo Carruurta Agoonta ah "SAWIRRO"

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In