Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

W/Kuuriya oo difaacday gantaal sadexaad oo ay tijaabiyeen Bil gudaheed

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
W/Kuuriya oo difaacday gantaal sadexaad oo ay tijaabiyeen Bil gudaheed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kuuriyada Woqooyi ayaa markii sadexaad bil gudaheed tijjbisay gantaal balistic ah oo lala beegsaday biyaha badda ee gacanka,sida ay sheegeen masโ€™uuliyiinta Kuuriyada Koonfureed iyo Japaan .

Militariga Kuuriyada Koonfureed ayaa goor sii horeysay sheegay in gantaalkaasi laga soo tuuray waqooyiga Jagang ee buuraleyda ,abaarihii 6:40 subaxnimo ee xilliga maxalliga .

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026

Tijaabinta gantaalkaan oo nuuciu yahay kuwa ridada ย gaaban, ayaa imaanaya wax yar ka hor markii ergayga Qaramada Midoobay ee Kuuriyada Waqooyi, Kim Song, uu khudbad ka jeediyay shirka sanadlaha ah ee xarunta New York.

Ergeyga ayaa sheegay in Pyongyang ay xaq u leedahay is-difaac iyo in ay samaysato hub,iyadoo horay Woqooyiga Kuuriya ayย  u tijaabisay gantaal istiraatiiji ah iyo laba gantaal oo ah kuwa ay xambaaraan tareenada.

Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa cambaareysay tijaabadaasi ,halka Golaha Amniga Qaranka ee K/Koonfureed ay yeesheen kulan degdeg ah oo ay ku muujiyeen sida ay uga xun yihiin tijaabadaasi,

Waqooyiga Kuuriya ayaa horay looga mamnuucay in ay samayso tijaabooyinka gantaalada ballistic-ga iyada oo la raacayo cunaqabataynta Qaramada Midoobay ee lagu soo rogay barnaamijka hubka nukliyeerka ee dalkaasi.

Previous Post

Wasiir Beyle oo ka hadlay barnaamij qayb ka ah deyn cafinta Soomaaliya

Next Post

Danjiraha Soomaaliya ee Kuwait oo kulan laqaatay dhigiisa Tunisia ujooga Kuwait

Next Post
Danjiraha Soomaaliya ee Kuwait oo kulan laqaatay dhigiisa Tunisia ujooga Kuwait

Danjiraha Soomaaliya ee Kuwait oo kulan laqaatay dhigiisa Tunisia ujooga Kuwait

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Baniโ€™aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In