Madaxweynah dalka Argentine Alberto Fernandez ayaa sheegay in laga helay cudurka safmareenka ah ee karoona Fayras.
Madaxweynaha ayaa kusoo qoray bartiisa ย Twitter-ka: โWaxaan dareemay xanuun kadibana waxaa leyga baaray covid19, waana layga helayโ.
Madaxweyne Alberto Fernandez ย ayaa intaas ku daray inuu hadda ku jiro karantiil, shaqadiisana kala socon doono qalabka la iska arko.
Madaxweyne Fernandez waa 62 jir, wuxuuna billaawgii sanadkaan qaatay ย tallaalka Ruushkaย ee โSputnik Vโ .












