Monday, August 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta kormeer ku tegay Waasaradda Maaliyadda dowlad Goboleedka Galmudug, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Wasiirka Maaliyadda Galmudug Farxaan Cali Maxamuud iyo Wasiir ku-xigeenka Mukhtaar Cali Cusmaan.

Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ayaa warbixin ka dhagaystay Wasiirka Wasaarada Maaliyadda, taas oo ku saabsan shaqada ka socota Wasaaradda isagoo mid mid u kormeeray xafiisyada kala duwan ee Wasaaradda.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray dalka Turkiga 

Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray dalka Turkiga 

August 10, 2026
Hantidhawrka Guud oo soo bandhigay Warbixinnada baaritaannada Hay’adaha DFS 

Hantidhawrka Guud oo soo bandhigay Warbixinnada baaritaannada Hay’adaha DFS 

August 10, 2026

Wasiir Farxaan ayaa sheegay in si habsimi leh ay u socdaan nidaamka canshuuraha ee dowlad goboleedka Galmudug, isagoo Madaxweyane ku xigeenka kaga mahadceliyay maamulkii uu dhawaan u magacaabay Caabudwaaq, kaas oo hadda si wanaagsan ula shaqeeya Waasaradda Maaliyadda, wuxuuna intaas raaciyay in Caabudwaaq ay ka mid tahay kastamyada ugu waa wayn ee Galmudug.

Dhinaca kale Wasiirka Maaliyadda Galmudug ayaa sheegay in ay ku guulaysteen bixinta mushaaraadka dhammaan qaybaha kala duwan ee maamulka galmudug, sida mushaaraadkda xildhibaanada kuwa ciidamada iyo shaqaalaha dowlada.

Ugu danbyan madaxwene ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa wasiirka Maaliyadaa iyo dhammaan shaqaalaha wasaaradda ugu mahadceliyay shaqada wanagsan ee ay bulshada u hayaan waxa uuna ku dhiiri galiyey in ay sii laba jibaaran shaqada.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Doxa kula kulmay dhiggiisa Dalka Qatar

Next Post

Cali Shacbaan oo loo doortay Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamanka 11aad

Next Post
Cali Shacbaan oo loo doortay Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamanka 11aad

Cali Shacbaan oo loo doortay Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamanka 11aad

Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray dalka Turkiga 

Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray dalka Turkiga 

August 10, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban saraakiil sare oo...

Hantidhawrka Guud oo soo bandhigay Warbixinnada baaritaannada Hay’adaha DFS 

Hantidhawrka Guud oo soo bandhigay Warbixinnada baaritaannada Hay’adaha DFS 

August 10, 2026
0

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay warbixinnada baaritaannadii uu sanadkan ku sameeyay hay’adaha...

Guddoomiye Sacdiyo oo kormeertay goobta loo diyaariyey in maalinta berri ah lagu qabto doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Guddoomiye Sacdiyo oo kormeertay goobta loo diyaariyey in maalinta berri ah lagu qabto doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

August 9, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo...

Warbaahinta Qaranka oo abaalmarisay tartamayaashii ku guuleystay tartankii Ramadaanka

Warbaahinta Qaranka oo abaalmarisay tartamayaashii ku guuleystay tartankii Ramadaanka

August 9, 2026
0

Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In