Thursday, August 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Degmooyinka Shibis iyo Dharkeynley oo wada badiyay tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Degmooyinka Shibis iyo Dharkeynley oo wada badiyay tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Degmada Shibis ayaa 33-15 uga badisay Deegaanka Gubadleey oo ay garoonka Wiish ku qaateen kulanki 12-aad ee tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021 oo si habsami leh uga socda garoonka Wiish ee Degmada C/casiis.

Laacibka kulanka aya waxaa loo aqoonsaday ciyaaryahanka No-8 ee Degmada Shibsi Cabdiraxiin Xuseen Maxamuud Qaranka

Related posts

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026

Dhanka Kale degmada Dharkeynley ayaa 28-21 uga badisay degmada Boondheere oo ay kulanki 13-aad ee tartanka ku yeesheen garoonka Wiish.

Laacibka kulanka ayaa waxaa noqday Cabdalla Xasan Qaasin No 12 u qaata Degmada Boondheere, waxaase abaalmarinata u guddoomay Laacibka No7 Yaasir Xasan Barre.

Hadaba waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Natiijada cayaarihii maanta iyo Kala Sarreynta Group C.

Shibis 2 kulan 6 dhibcooc
Xamar Jajab 1 kulan 3 dhibcod
Dharkeynley 2 kulan 3 dhibcood
Gobadleey 1 kulan Eber
Boondheere 2 kulan Eber.

Previous Post

Wafdi ka socday Sweden oo booqday Isbitaalka Martini “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka XDS oo xubno ka tirsan Al-Shabaab ku dilay Shabeellada hoose

Next Post
Ciidanka XDS oo xubno ka tirsan Al-Shabaab ku dilay Shabeellada hoose

Ciidanka XDS oo xubno ka tirsan Al-Shabaab ku dilay Shabeellada hoose

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In