Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sarkaal ka tirsan maleeshiyaadka Al Shabaab oo isku dhiibay ciidanka xoogga dalka

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Sarkaal ka tirsan maleeshiyaadka Al Shabaab oo isku dhiibay ciidanka xoogga dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
Sarkaal sare oo ka tirsanaa Kooxda Nabadiidka Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 8-aad ee qeybta 60-aad.
Sarkaalkaan oo lagu magacaabo Aadan Shiniyow Ibraahim ayaa ka mid ahaa horjoogayaasha sare ee Nabadiidka Al-Shabaab u qaabilsaana dhanka waxa ay ugu yeeraan Jabhada.
Aadan ayaa Al-Shabaab ku jiray 10-kii sano ee lasoo dhaafay, wuxuuna ka soo howlgalay gobollada Hiiraan, Gedo, Bay iyo Bakool, isagoo ka qeyb qaatay dagaalo dhowr ah oo ka dhacay gobollada Gedo iyo Hiiraan.
Sidoo kale waxa uu sheegay in si dhaw uu ula shaqeyn jiray horjoogayaal ay kamid yihiin Afhayeenka kooxda Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere). Wuxuuna ka sheekeyey dhacdooyinkii foosha xumaa ee nabadiidka Al-Shabaab ay kula dhaqmeen shacabka Soomaaliyeed intii uu ka tirsanaa.
Previous Post

Midawga Yurub oo soo jeediyay in la dhiso darbi looga hortagaayo socdaalka sharci darada ah

Next Post

Sacuudiga oo danjire cusub u soo magacaabay Soomaaliya

Next Post
Sacuudiga oo danjire cusub u soo magacaabay Soomaaliya

Sacuudiga oo danjire cusub u soo magacaabay Soomaaliya

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In