Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Galmudug oo sare u qaadeysa wax soo saarka Beeraha+Sawirro

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Galmudug oo sare u qaadeysa wax soo saarka Beeraha+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Beeraha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb tababar ugu qabatay Beeraleey ka kaala yimid degmooyinka maamulkaas.

Tababarkan oo socon doono mudo saddex maalmood ah ayaa Beeraleeyda lagu bari doonaa kor u qaadida wacyiga iyo aqoonta beeraleyda Galmudug, si loo kordhiyo wax soo saarka beeraha, isla markaana loo gaaro isku filnaansho cunto oo gaari karta heer qoys walbaa qayb ka mid ah guriga uu ku tacbado qudrada cagaaran.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Dhirta iyo Daaqa Galmudug, Dr Axmednuur Xaaji Cusmaan oo ka hadlay furitaanka tababarka ayaa xusay in Galmudug door wanaagsan ka ciyaareyso kor u qaadista tacabka iyo beeraha,islamarkaana Dowladda Turkiga ay qeyb ka tahay dalalka daneynaya in ay maalgashi ku sameystaan Beeraha si isku filnaansho cunto loo gaaro.

Madaxda Galmudug ayaa xoogga saaraya dhiiri-galinta wax soo saarka, waxayna ku dadaalayaan kororka wax tacbashada, iyadoo beeraleyda la siinayo gacan qabasho nuucyo kala duwan leh.

Previous Post

Wafdi ka socdo Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo gaaray Magaalada Baladweyne.

Next Post

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Magaalada Hague

Next Post
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Magaalada Hague

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Magaalada Hague

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In