Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Talyaaniga oo Deeq Daawo ah  ku wareejiyay qaar kamid ah degmooyinka gobalka Banaadir

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan ayaa Deeq Daawooyin ah lagu Gudoonsiinayey qaarka mid ah Xarumaha Caafimaadaka ee Degmooyinka Gobolka Banaaadir ee XamarJajab, Yaaqshiid, Dharkeynley iyo Helwaa ayaa lagu qabtay Xarunta Ciidamada Talyaaniga ku lee yihiin Xalane, waxaana ay deeqdaanka timid FANDAZOINE BANCO FARMACEUTICO, ee Dalka Talyaaniga waxaana la soomarsiiyey Cutubka Ciidamada Talyaaniga ee taakuleeynta Qaybtana ka ah kuwa Midowga Yurub.

Taliyaha Ciidamada Midowga Yurub General Zenzone, oo ka hadlay gudoonka Deeqda Degmooyinka la gaarsiiyay ayaa balanqaaday in ay sii wadi doonaan deeqaha ay siinayaan shacab Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmooyinka gobalka Banaadir.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

July 14, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

July 14, 2026

Taliyaha Cutubka Ciidamada Talyaaniga ee Taakuleynta Col. Patania ayaa ayaa tilmaamay in ay garab taaaganyihiin Shacabka Soomaaliyeed.

Dr Ismaaciil Daahir Axmed, madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha Caafimaadka ee Gobolka Banaadir ayaa ka mahadcelyey deeqdaan.

Dawladda Talyaaniga ayaa waxaa ay deeqo kala gedisan gaarsiisaa Bulshada ku dhaqan Gobolka  Banadir.

Previous Post

Ku dhawaad 30 ruux oo ku geeriyootay Shil ka dhacay Nepal

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo kormeeray goobaha laga sameynayo biyo xireenada xalka waare ah “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo kormeeray goobaha laga sameynayo biyo xireenada xalka waare ah “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo kormeeray goobaha laga sameynayo biyo xireenada xalka waare ah “SAWIRRO”

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta ku saxiixday buugga...

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

July 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sweden Cabdikariin Maxamed ayaa booqasho tacsiyeed ku tagay Safaaradda Dowladda Qatar ee Stockholm,...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kulan la qaadatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Pakistan

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kulan la qaadatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Pakistan

July 14, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta...

DfS oo Golaha ECOSOC ku soo bandhigtay horumarka ay ka gaartay dhaqaalaha, amniga

DfS oo Golaha ECOSOC ku soo bandhigtay horumarka ay ka gaartay dhaqaalaha, amniga

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdi Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa khudbad rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In