Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay inay xoojineyso xiriirka wadamada deriska

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay inay xoojineyso xiriirka wadamada deriska
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah  ee Soomaaliya Balaal Maxamed Cismaan ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoojineyso xiriirka wadamada deriska ah gaar ahaan kan ka dhaxeeyay Dalalka Soomaaliya iyo Kenya.

Wasiir Balaal waxa uu sheegay inay muhiim utahay laba dal oo ay ka dhaxeyso xiriir iyo cilaad qaad qoto dheer loo baahanyahay inay iskaashadaan.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Hadalka wasiirka ayaa yimid kadib guushii taariikhiga aheyd oo ay Soomaaliya ka gaartay kiiska dacwada baddeyna oo ay muranka gelisay kenya.

“Annaga waxaan diyaar unahay inaay wanaajino xiriirka nagala dhaxeeya wadanka deriska ee Kenya  balse hadii ay ku adkeystaan iyaga waxaan ku qasbanahay inaan ilaalino qaranimadeyna ayuu yiri Wasiirka Balaal

Mudane Balaal Maxamed Cismaan wasiiru-dowlaha Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee dowladda Soomaaliya waxaa kaloo uu Sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoojineyso madaxbaanida qaranka iyo jirintaan ummadda Soomaaliyeed isla markaana ay waajib ku tahay illaalinta xuduudaha dhulka ,Badda iyo Hawada oo ka mid ah astaamaha jiritaanka Ummadda Soomaaliyeed.

Tags: Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay inay xoojineyso xiriirka wadamada deriska
Previous Post

Soomaaliya & QM oo ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka

Next Post

Taliye Xijaar oo ka qeyb galay shirka iskaashiga Booliska Afrika

Next Post
Taliye Xijaar oo ka qeyb galay shirka iskaashiga Booliska Afrika

Taliye Xijaar oo ka qeyb galay shirka iskaashiga Booliska Afrika

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In