Saturday, July 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Switzerland ee Soomaliya oo booqasho ku tegay Wasaaradda caafimaadka Puntland “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Safiirka Switzerland ee Soomaliya oo booqasho ku tegay Wasaaradda caafimaadka Puntland “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka dalka Switzerland ee Soomaaliya Valentin Zellweger oo ay wehelinayeen Agaasimaha iskaashiga geeska Africa Thomas Oertle iyo lataliyaha maamulka iyo siyaasadda ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta dhexe ee Wasaaradda caafimaadka Puntland, waxaana kusoo dhaweeyay Wasiirkuxigeenka Wasaaradda Mudane Cabdinaasir Yuusuf Xaaji iyo Agaasimaha guud Dr Cabdirisaaq Xirsi Xasan.

Shir kooban oo ay ku wada qaateen xafiiska Wasiirku xigeenka ayaa looga wada hadlay mashaariicda dhanka caafimaadka ah ee ay ka wadaan deegaannada Puntland.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo Mareykanka ugu hambalyeysay maalinta xorriyaddiisa

Dowladda Soomaaliya oo Mareykanka ugu hambalyeysay maalinta xorriyaddiisa

July 4, 2026
Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi

Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi

July 4, 2026

Waxaa sidoo kale inta uu shirku socday lagu soo qaaday mashariicda caafimaadka ee gobolada Mudug, Sool iyo Sanaag oo gabagabo maraya iyo sidii loo sii wadi lahaa, loona buuxin lahaa gaabka galaya sanadka dhamaadkiisa.

Mas’uuliyiinta ayaa waxay ugu dambeyn kormeer ku mareen qaybaha kala duwan ee Wasaaradda, sida qaybta daawooyinka, qaybta keydka talaalada iyo qaybta Xogta Wasaaradda oo ay soo arkeen.

Shirka ayaa ku soo dhamaaday guul waxaana inta badan la isku afgartay sidii looga wada shaqayn lahaa horumarinta adeeguada caafimaadka ee deegaannada Puntland.

Previous Post

Daawo: R/Wasaare Rooble oo tegay xarunta NISA kana hadlay kiiska Ikraan Tahliil

Next Post

Tababar ku saabsan hufnaanta doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Tababar ku saabsan hufnaanta doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Tababar ku saabsan hufnaanta doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho "SAWIRRO"

Dowladda Soomaaliya oo Mareykanka ugu hambalyeysay maalinta xorriyaddiisa

Dowladda Soomaaliya oo Mareykanka ugu hambalyeysay maalinta xorriyaddiisa

July 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:Munaasabadda sanad guurada 250-aad ee Xorriyadda Mareykanka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi

Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi

July 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay,sidoo kalena lagu soo dhaweeyay garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir...

Duqa Muqdisho oo casho-sharaf ku maamuusay Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya

Duqa Muqdisho oo casho-sharaf ku maamuusay Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya

July 4, 2026
0

RADIO MUDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa xalay hoygiisa ku sameeyay casho-sharaf...

Ciidanka Booliska Caasimadda oo gacanta kusoo dhigay  shaqsi ku eedaysan fal dhagar ah

Ciidanka Booliska Caasimadda oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan fal dhagar ah

July 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Ciidanka Booliiska Caasimadda ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Maxamed Axmed Maxamed, kaas oo ku eedeysan inuu ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In