Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer federaal iyo xubno kale oo la kulmay Taliyaha Booliska Puntland “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer federaal iyo xubno kale oo la kulmay Taliyaha Booliska Puntland “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Guddiga Hirgalinta Dorashooyinka Heer Federaal mudane Maxamed Xasan Ciro oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Guddiga hirgalinta Doorashoyinka heer Federaal iyo Heer Maamul Gobaleed ee Puntland ayaa kulan gaar ah la qaatay Taliyaha Ciidanka booliska Puntland Sareeyo Guuto Cabdi Xasan Xusen (Cabdi Yare) iyo saraakiisha kala duwan ee taliska Guud ee Ciidamada Booliska Puntland.

Kulanka ayaa ahaa mid looga hadlayay habka ay ciidanka Booliska Puntland ugu diyaar garoobeen sugidda amniga doorashada Soomaaliya, waxaana  ka qayb galay Talyaha Ciidanka Booliska Puntland, ku-xigeenkiisa, Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federaal, Guddiga Doorashadda ee heer Puntland  iyo saraakiisha sugaysa amniga Doorashada heer Fedaraal.

Related posts

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sareeyo Guuto Cabdi Xasan Xuseen (Cabdi Yare) ayaa Guddiga Doorashadda ee heer Federaal uga warbixiyay sida ay ugu diyaar garoobeen sugidda amniga Doorashada Xilibaannada Golaha Shacabka ee Soomaaliya ee la filayo in ay ka dhacdo magaalooyinka Garowe iyo Boosaso, isagoo sheeegay in dhammaan ciiidanka loogu talagay sugidda amniga Doorashada ay heegan buuxa ku jiraan.

Guddoomiyaha guddiga Doorashada heer Fedwraal mudane Maxamed Xasan Ciro ayaa Talyaha Ciidanka Booliska Puntland, ku-xieenkiisa iyo Ciidanka Booliska ku amaanay sid a hagar la’aanta ah ay xil isaga saareen sugidda amniga Doorashada, isagoo ku dhiiri galiyay in ay halkaas shaqada ka sii wadaan.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga danjirennimo ka guddoomay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In