Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada xoogga dalka oo howlgal ay sameyeen ku dilay dhagar qabayaal ka tirsan Al-shabaab

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada xoogga dalka oo howlgal ay sameyeen ku dilay dhagar qabayaal ka tirsan Al-shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guutada 6-aad Qeybta 60-aad ee ciidamada xoogga dalka ayaa xalay waxay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose.

Ciidamada ayaa si gaar howlgalkan waxay ka sameyeen degaanka Goorsarow oo hoos yimaada Tuulada Buula-mareer ee gobolka Shabeellaha hoose, waxayna halkaasi ku dileen labo ka tirsan maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

July 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

July 30, 2026

Ciidamada ayaa sioo kale, waxay gacanta ku soo dhigeen walxaha qarxa iyo labo qori oo ay wateen dhagar qabayaashii la dilay, kuwaas oo ay doonayeen in ay shacabka degaanka ku dhibaateeyaan.

Tan iyo wixii ka danbeeyay markii ciidamada Qaranka ay wiiqeen awooddii maleeshiyaadka nabad-diidka ah ayaa waxay kooxdan bilaabeen weerarro u badan qaraxyo Miino oo ay la beegsadaan dadka rayidka ah.

Previous Post

Mareykanka oo Baaqii ugu danbeeyay u diray Muwaadiniintiisa ku sugan Itoobiya

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS  oo ka qeeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee  Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Next Post
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS  oo ka qeeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee  Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS  oo ka qeeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee  Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

July 30, 2026
0

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud ahaan gobolka, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah...

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
0

Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026
0

Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In