Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada ammaanka oo maleeshiyaadka Al-Shabaab kala wareegay deegaanno hoostaga magaalada B/weyn

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada ammaanka oo maleeshiyaadka Al-Shabaab kala wareegay deegaanno hoostaga magaalada B/weyn
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada amaanka ee ka howlgallo gobalka Hiiraan, ayaa kooxda Nabad diidka ee Al-shabaab kala wareegay deegaanno dhaca galbeed magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Howlgallo qorsheeysan oo ay  ciidamada ka sameyeen galbeedka magaalada Baladweeyn ayay maleeshiyada Al-Shabaab, kala wareegeen Tuulooyin ay dadka ku dhibaateyn jireen.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo hawlgal kulasoo wareegay deegaanno dhaca gobolka Shabeellaha Dhexe

September 12, 2026
Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

September 12, 2026

Deegaanada Ceelka-baar, Biitaale, Gaaburow iyo deegaano kale, ayay Ciidamada kala waregeen maleeshiyaadka Argagixisada, deegaanadaas oo dadkii ku nolaa ay daadasheen abaaro, deeqigii la gaarsiin lahaana ay hor istaageen argagixisada Al-Shabaab.

Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Hiiraan, ahna guddoomiye ku-xigeenka Maaliyadda iyo siyaasadda ee gobolka Hiiraan Abuukar Sheekh C/llaahi Maadeey, ayaa ku amaanay ciidamada sida geesinimada leh ee nabad-diidka uga dulqaadeen dadka shacabka ah ee ay dhibaatada ku hayeen, wuxuuna sidoo kale, tilmaamay in ay soo dhaweynayaan cid kasta oo ku soo biirta la dagaalanka maleeshiyada Al-Shabaab.

Dagaalka lagu wajahay argagixisada ee deegaanada galbeedka Baladweyne looga saaray ayaa waxaa horay u bilaabay dadka deegaanka oo is abaabulay qoryahana u qaatay sidii ay nabad-diidka ula dagaalami lahaayeen.

Previous Post

Horjooge Maxamed Xasan oo isu soo dhiibay ciidanka XDS ee ku sugan Qoryooleey

Next Post

Qaban qaabada doorashada kuraasta ka harsan Aqalka sare oo ka socoto Dhuusamareeb

Next Post
Qaban qaabada doorashada kuraasta ka harsan Aqalka sare oo ka socoto Dhuusamareeb

Qaban qaabada doorashada kuraasta ka harsan Aqalka sare oo ka socoto Dhuusamareeb

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo hawlgal kulasoo wareegay deegaanno dhaca gobolka Shabeellaha Dhexe

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor, Guutada 12-aad Ciidanka Gaarka ah ee Gorgor iyo Guutada...

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya....

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Hawada

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Hawada

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS Mudane Xildhibaan Cabdikariin Cabdow Xeydar, ayaa magaalada El Alamein ee dalka Masar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In