Tuesday, March 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddigga doorashooyinka Galmudug oo la faray inay dadajiyaan doorashada gollaha shacabka “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Guddigga doorashooyinka Galmudug oo la faray inay dadajiyaan doorashada gollaha shacabka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo maanta ku soo laabatey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug kadib safar shaqo ugu maqnaa Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay Guddigga doorashooyinka Galmudug in ay dadajiyaan doorashada gollaha shacabka ee kuraas ka mid ah taalo Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo.

Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ayaa sidoo kale Gudigga u soo jeediyay in ay si siman ugu cadaalad sameeyaan musharaxiinta danaynaya kuraasta taala Galmudug, isla markaana la ilaaliyo xaqa dastuuriga ah ee muwaadin walba u leeyahay in uu wax doorto iyo in la doorto.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026

Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Cali Ciid oo ay soo laabashadiisa Safarkan garoonka Dhuusamareeb waxaa kusoo dhaweeyeen inta badan gollaha Wasiirada Galmudug ayaa Xarunta inji oo ay ku yaalaan tirada ugu badan ee Wasaaradda Galmudug kaga war qaatay Mas’uuliinta ay ka socotay Wasaaraddaha, Amniga, Beeraha, Biyaha, Dastuurka iyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka kuwaa oo dhammaantood Warbixin guud ka siiyay howlaha u qabsoomey mudadii uu maqnaa ee doorashooyinka, xaaladaha Biyo yarida, Amniga doorashada iyo hannaanka ka hortagida falalka Amni daro ee ka dhici kara goobaha loo nakh raacey ee roobabku ka curteen.

Previous Post

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda hay’adda UNDP “SAWIRRO” 

Next Post

Dowladda Itoobiya oo shacabkeeda u dirtay dalab la xariira amniga

Next Post
Dowladda Itoobiya oo shacabkeeda u dirtay dalab la xariira amniga

Dowladda Itoobiya oo shacabkeeda u dirtay dalab la xariira amniga

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Dhaxal-sugaha Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwayt...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda Qaranka oo howlgal qorsheysan ku dilay Horjooge ka tirsan Khawaarijta

March 2, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

March 2, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Gurmadka Abaaraha Galmudug, ayaa maalintii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In