Wednesday, February 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon Isweydaarsi ku saabsan wacyi gelinta xaalufinta dhirta oo lagu qabatay Jowhar “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Aqoon Isweydaarsi ku saabsan wacyi gelinta xaalufinta dhirta oo lagu qabatay Jowhar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Deegaanka Isbadalka Cimilada iyo Horumarinta Reer Miiyga Dowlad Goboleedka  Hirshabeelle ayaa maanta magaalada Jowhar ku qabatay aqoon isweydaarsi ku saabsan wacyi gelinta xaalufinta deegaanka iyo baabi’inta hab nololeedka ka dhasha shidasha dhuxusha iyo ka ganacsigeeda

Kulankan aqoon isweydaarsiga ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay bulshada qeybaheeda kala duwan ee ku nool jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabelle,kuwaas oo ka faa’iideystay Aqoon Isweedaarsigan.

Related posts

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026

Madashan oo ay goobjoog ka ahaayeen madax ka  tirsan dowlad goboleedka hirshabeelle ayaa ugu horreyn waxaa ka hadlay Xildhibaan Yuusuf Cabuqaadir Karaani iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare dowlad goboleedka hirshabeelle Mudane  Abuukar Xasan Abuukar waxay ka hadleen muhiimadda ay dhirta u leedahay bulshada.

Wasiirka  Wasaaradda Deegaanka Isbadalka Cimilada iyo Horumarinta Reer Miiyga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Aadan Barre Maxamed Muuse oo daahfuray Aqoon Isweydaarsigaan ayaa bulshada hirshabelle ugu baaqay inay ka waantoobaan jarista dhirta iyo xaalufineeda si aysan u dhicin musiibooyinka dabiicga ah.

Previous Post

Isku soobax Roobdoon ah oo maanta ka dhacay degmada Waajid ee Gobolka Bakool

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo xilalka u kala wareejiyay Wasiirada cusub ee Howlaha Guud iyo Xanaanada Xoolaha “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo xilalka u kala wareejiyay Wasiirada cusub ee Howlaha Guud iyo Xanaanada Xoolaha “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo xilalka u kala wareejiyay Wasiirada cusub ee Howlaha Guud iyo Xanaanada Xoolaha "SAWIRRO"

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Indonesia ahna Safiirka aan daganeen ee u qaabilsan Jamhuuriyadda Singapore, Danjire Dr. Faysal...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo ku baaqday xoojinta habraacyada amniga gaadiidka

February 25, 2026
0

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadisay u hoggaansanaanta awaamiirta hay’adaha amniga iyo ku gacan-siinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In